April 2010 »
Af-hayeen u hadlay Dowlada KMG Soomaaliya oo Jawaab ka baxshay Awaaiirtii Ururka Xisbul Islaam uu dul dhigay Idaacadaha
April 4, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Sarkaal u hadlay Dowlada KMG Soomaaliya ayaa jawaab ka baxshay amar shalay galab ka soo baxay Ururka Xisbul Islaam kaasoo ahaa inaaney Idaacaduhu sii
Dagaal Saaka Aroortii ka qarxay Tuulada Qoryaale oo u dhow Degmada Ceel Buur iyo Ciidamada Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo halkaasi xoog milatarei kula wareegay.
April 4, 2010 // 0 CommentsCeel-buur (AB):- Ciidamo ka tirsan kuwa Ururka Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka weerar culus ku qaaday Tuulada Qoryaale oo ku dhow Degmada Ceel-buur ee Gobolka
Ciidamo taabacsan Urur Diimeedyada Ahlu Suna iyo kuwa Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin oo Xalay ku dagaalamay Degmada Raage Ceele ee Gobolka Sh.Dhexe.
April 4, 2010 // 0 CommentsRaage-Ceele (AB):- Wararka laga helayo Saaka Degamada Raage-Ceele ee Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in halkaasi Xalay uu dagaal ku dhexmaray Ciidamo Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo


