May 2010 »
Markab shacabka reer Falastiin Hilib Gasacadeysdan u siday oo Maanta si dirqi ah kaga baxsaday Kooxaha Burcad Badeeda.
May 31, 2010 // 0 CommentsMid ka mid ah Maraakiib hilib gasacadeysan u siday Falastiiniyiinta ku go’doonsan dhulka Gaza ayaa waxaa uu Maanta si dirqi ah kaga badbaaday afduub ay
Saraakiil u kala hadashay Dowlada KMG iyo Ururka Xisbul Islaamii oo Guulo ka wada sheegtay Dagaalkii Maanta B/weyne ka dhacay.
May 31, 2010 // 0 CommentsB/weyne (AB):-Kadib dagaalo qaraar oo Maanta ka dhacay Duleedka Magaalada B/weyne kaasoo u dhexeeyay Ciidamo kala tabacsan Dowlada MG iyo Ururka Xisbul Islaamii ayaa waxaa
Wasaarada Lacagta Dowlada KMG oo Maanta soo bandhigtay lacaha ay qabatay sanadkii dhamaaday iyo midka hada socda.
May 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Wasiirka Lacagta taagta daran ee Madaxweyne Shariif hogaamiyo ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay Muqdisho waxaa uu ku soo bandhigay lacaga ama miisaaniyada
Qaar ka mid ah Shirkadaha Xawilaadaha ay Sooomaalidu ku lahaayeen Dalka Suudaan oo albaabada la isugu laabay.
May 31, 2010 // 0 CommentsKhartum (AB):-Wararka ka imaanaya Magaalada Qartuum ee Dalka Suudaan ayaa sheegaya in ciidamada Dalkaasi ay maanta albaabada isugu laabeen Qaar ka mid ah Xafiisyada Shirkadaha
Somalia's parliament gets new speaker
May 31, 2010 // 0 CommentsMOGADISHU, Somalia — Somalia’s parliament has elected a close ally of the president as speaker, possibly ending divisions that have recently split the legislature. Lawmakers
Reports say 30 people killed in India bus accident
May 31, 2010 // 0 CommentsNew Delhi: More than 30 people, including 10 children, were killed when a bus hit a police barricade, flipped over and was engulfed in flames
WAR DEG DEG AH: Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo goor dhow Hanjabaad u jeediyay dhamaan shaqaalaha TV-ga Universal
May 31, 2010 // 0 CommentsWAR DEG DEG AH: Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo goor dhow Hanjabaad u jeediyay dhamaan shaqaalaha TV-ga Universal Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ee Ururka Xisbul Islaamii
Dagaal Saaka ka qarxay Duleeda Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
May 31, 2010 // 0 CommentsBaladweyne (AB):-Dagaal qaraar ayaa saaka ka qarxay nawaaxiga Deegaanka Ceelgaal kaasoo u dhexeeya Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa Ururka Xisbul Islaamii ee hore halkaasi
Ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo Markii ugu horeysay isku fara saaray Xalaya Degmada Ceelbarde
May 31, 2010 // 1 CommentCeel-barde (AB):-Wararka ka imaanaya Magaalada Ceel-barde ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi uu xalay ka dhacay Dagaal aad u cuslaa kaasoop u dhexeeyay Ciidamadii
Ciidamo ka tirsan Boliiska Dowlada KMG oo Maanta Tababar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.
May 30, 2010 // 0 CommentsXarunta Iskoola Boliisyo ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta lagu qabtau munaasabad lagu soo xirayay tababar loo soo waday bilahaan danbe ciidamo a tirsan Boliiska Dowlada


