June 2010 »
Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Malaysia oo hanbalyada 1-da Luulyo u diray shacabka
June 30, 2010 // 0 CommentsArdayda Soomaaliyeed ee Dalka Malaysia oo hanbalyada 1-da Luulyo u diray shacabka Haddii aan nahay bahda Ururka ardayda somaliyed ee jamacada kuis (SSSK), waxaan Hambalyo
Madaafiic Khasaare gaystayoo maanta lagu garaaca Suuqa Bakaaraha iyo xaafado kale
June 30, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Xalaada suuqa bakaaraha ayaa maanta aad u kacsan waxaana isag abaxay dadkii ugu badnaa oo ganasi ahaan subixii hore u tagay halkaasi kadib duqeymo
MACALIN XAASHI " idaacadaha Muqdisho kama qeybgeli karaan xuska 1-da luulyo mana soo deyn karaan khudbooyinka arintaasi ku saabsan"
June 30, 2010 // 0 CommentsMacalin Xaashi Maxamed Faarax oo ah Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Macalin Xaashi Maxamed Faarax ayaa Maanta shir jaraa’id uu Muqdisho ku qabtay kaga digay in la
Isku aadka Wareega 8-da tartanka Koobka Aduunka
June 30, 2010 // 0 CommentsWaxaa la soo gabagabeeyay waraaga 16ka dal ee Koobka Aduunka kadib kuladii ugu danbeeyay ee shalay galab iyo xalay kuwaasoo sidaan u dhacay :- Paraguay
Baabuurtii lagu haystay Magaalada Wardheer ee soonka shanaad Itoobiya oo dib xoriyadooda u helay
June 30, 2010 // 0 CommentsDhuusa-mareeb (AB):-Baabuur gaareysa ilaa 20 kuwa Xamuulka ah islamarkaana laga lahaa Gobolada dhexe Soomaaliya ayaa dib u helay xoriyadooda kadibmarkii Itoobiyaanku mudo ku haysteen Magaalada
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku eedeysan burcad badeed oo Maxkamad lagu soo taagay Dalka Yemen.
June 30, 2010 // 0 CommentsSida uu warbaahinta u sheegay qunsulka Soomaaliya ee Dalka Yemen Xuseen Xaaji Axmed ilaa 60 dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa xabsiyada dalka yemen ku jira kuwaasoo
Ciidamada Dowlada KMG oo Saaka Howlgalo ka wada Wadada Maka Al-mukarama kadb Qaraxyo Xalay halkaasi ka dhacay.
June 30, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Labo qarax oo loo adeegsaday Bam gacmeed ayaa xalay lagu weeraray ciidamo ka kala tirsan AMISOM iyo kuwa Dowlada KMG kuwaasoo fariisimo ku wada
Wariyayaal Maanta ku dhaawacmay dagaalada Muqdisho
June 29, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Wariyayaal ka tirsan kuwa Magaalada Muqdiso ka howlgala ayaa Maanta ku dhaawacmy degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho xili wariyayaashaasi u kuur galayeen goobo shalay
Gudoomiyaha Ahlu suna ee Gobolka Banaadir oo Maanta magaacabay ku xigeenadiisa.
June 29, 2010 // 0 CommentsWarqad qoraal ah oo Maanta ka soo baxday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Ururka Ahlu suna ayuu ku magacaabay xubno isaga ku xigeeno u noqon
Prof.Ibbi oo sheegay inay jirto qorshaha isku shaandheynta Golaha Wasiirada Dowlada KMG
June 29, 2010 // 2 CommentsMuqdisho (AB):- Iyadoo maalmahaan danbe ay saxaafada qaar hadal hayeen inay jirto qorshe uu wado Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG Soomaaliya kaasoo ku aadan inuu isku shaandheyn ku


