July 2010 »

Baarlamaanka Puntland oo Maanta soo afjaray kalfadhigoodii 24aad

July 31, 2010   //   0 Comments

Garoowe (AB):-Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu soo afjaray kalfadhiyadii 24aad ee Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Puntland kadib kulankii maanta ka dhacay xarunta Baarlamaanka. Intii uu socday

Continue Reading »

Ciyaartoyda ciyaaraha fudud ee Soomaaliya oo ka qeybgalaya tartanka ka socda Magaalada Nayroobi

July 31, 2010   //   0 Comments

Koox ka tirsan ciyaartoyda Soomaaliyeed ee Ciyaaraha fudud ama oradada ayaa ku sugan Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya halkaasoo uu ka socdo tartan oradada afrika.

Continue Reading »

Askarta Boliiska Puntland oo Maanta sameeyay Howgalo baaritaano ah (dhimasho iyo dhaawac ka dhashay)

July 31, 2010   //   0 Comments

 Boosaaso (AB):-Ciidamada Boliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta ka sameeyay Magaalada Boosaaso howlgalo balaaran kaasoo ay hubka sharci darada ah ku baarayeen. Howlgalkaani oo saaka

Continue Reading »

Madaxweyne Shariif oo Maanta Muqdisho ku soo laabtay, eedeyna ba'ana u soo jeediyay Xarakada Alshabaab

July 31, 2010   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sh.Axmed ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho iyagoo ka soo dhoofay magaalada Nayroobi.

Continue Reading »

Dayactir lagu waday Buundada Jalalaqsi oo Maanta la soo afjray.

July 31, 2010   //   0 Comments

Jalaqsi (AB):-Guud ahaan dayactirkii ka socday buundada degmada Jalaqsi ee Gobolka Hiiraan  ayaa maanta la soo afjaray waxaana saxaafada uga warbaxshay waaliga Gobolka Hiiraan ee

Continue Reading »

Madaxii shaqaalaha Shirkada Xawilaada Qaran ee Gaalkacyo oo Maanta la dilay.

July 31, 2010   //   0 Comments

Gaalkacyo (AB):-Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay kooxo hubeysan  dil iyo dhac ugu  gaysteen shaqaalaha shirkada Xawilaada Qaran ee magaaladaasi.

Continue Reading »

Xildhibaanada Soomaaliyeed oo Maanta ku kulmay Xaruntooda Muqdisho

July 31, 2010   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlada KMG Soomaaliya inta ka joogta Muqdisho ayaa Maanta ku kulmay Xaruntooda waxana ay ka doodeen qodob mudooyinkaan danbe ay ku jireen.

Continue Reading »

Shirka Isbahaysiga Sanca oo xaalada Soomaaliya looga hadli doono

July 31, 2010   //   0 Comments

Sanca (AB):-Kulan balaaran oo lagu in dhawaan uu dalka Yemen ka furmo ayaa waxaa wararka soo baxaya ay sheegayaan in qodobada looga hadlayo ay kow

Continue Reading »

Qarax Xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo

July 31, 2010   //   0 Comments

Kismaayo (AB):-Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo gaar ahaan Xaafada Guulwade ayaa sheegaya in xalay magaaladaasi uu ka dhacay qarax gaystay khasaare kala duwan. Qaraxa oo

Continue Reading »

Dowlada KMG Soomaaliya oo beenisay in laga qabsaday degmada Yeed Gobolka Bakool

July 31, 2010   //   0 Comments

Doolow (AB);-Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Dowlada KMG Soomaaliya Maxamed Cabdi Kaliil ayaa si weyn u beeniyay in Dowlada laga qabsaday degmada yeed ee Gobolka Bakool

Continue Reading »

Next Page »