August 2010 »
Diyaarad Isaga kala gooshaysa Puntland iyo Itoobiya oo Galabta Soo Caga dhigatay Garoowe International Airport
August 31, 2010 // 0 CommentsGAROOWE(AB): Waxaa galabta abaarihii marka ay saacadu ahayd kow iyo tobankii galabnimo ka soo gaca dhigatay garoonka diyaaradaha ee Garoowe International Aiprot ee magaalada garoowe
WAR DEG DEG AH: baabuur Bl-ah oo Galabta ay Miino kula qaraxday wadada warshadaha
August 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Wararka goor dhow aan heleyno ayaa sheegaya in labo ka mid ah baabuurta BL-ka ah ay miino kula kula qaraxday wadada warshadaha ee Magaalada
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la sheegay inay soo gaareen Degmada Yeed
August 31, 2010 // 0 CommentsYeed (AB):-Wararka ka imaanaya Magaalada Yeed ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta soo gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay baabur nuuca dagaalka
Dagaalka iyo duqeymha maalintii 9aad ka dhacaya Muqdisho oo gaystay khasaare nafeed.
August 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Dagaalka maalintii 9aad ka sii socda Muqdisho ayaa waxaa ay maanta gaystee khasaare nafeed oo hor leh markii duqeymo iyo dagaalo ay dhexmareen dhinacyadii
Dowlada Uganda oo sheegtay inay diyaar la tahay 10,000 askari oo Soomaaliya ay usoo diraan
August 31, 2010 // 0 CommentsKambaala (AB):-Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Dalka Uganda ayaa u sheegay wargeys ka soo baxa dalkaasi inay diyaar la yihiin 10’000 askari oo
Sheekh Xasan Daahir uga digay dalalka afrika inay ciidamo usoo dirsadaan Soomaaliya.
August 31, 2010 // 0 CommentsMuqdishoi (AB):-Hogaamiyaha Xisbul islaam waxaa daboolka ka qaaday inay dagaal kala hortagi doonaan ciidan kasta oo dalka la keeno waxaana uu intaasi ku daray inuu
Masuuliyiin ka tiran Maamulka Puntland oo Si wayn loogu soo dhaweeyey Degmada Burtinle.
August 31, 2010 // 0 CommentsGAROOWE(AB): Wafti ka socda maamulka puntland ayaa maanta gaaray degmada burtinle ee gobalka nugaal waxaana si wayn u soo dhaweeyey masuuliyiinta degmada burtinle gaar ahaan
Wasiirka Amniga Puntland oo ka Hadlay Howlgalada ay Ciidamada Amaanka Puntland ka wadaan Bosaaso
August 31, 2010 // 0 CommentsBOSAASO (AB):Wasiirka amniga dowlada puntland ee soomaliyeed Yuusuf Axmed Khayr ayaa ka hadlay howlgalada ay maalintii sadexaad ka socda magaalada bosaaso kuwaas oo ay wadaan
Gudoomiyaha Degmada Xarfo ee gobolka Mudug oo booqdey deegaano hoosyimaada maamulka Degmadaasi
August 31, 2010 // 0 CommentsXarfo (AB):-Gudoomiyaha degmada xarfo ee gobolka mudug Mr c/laahi faarax bayle tikrooni ayaa booqdey deegaano badan oo hoos yimaada degmada xarfo ee gobolka mudug. Deegaanadaas
Dowlada KMG Soomaaliya oo daboolka ka qaaday inay degdeg u soo afjari doonaan Dagaalada ay kula jiraan Xoogaga Islaamiyiinta
August 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Ing.C/raxmaan Yariisow oo ah Wasiirka Warfaafinta Dowlada KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay soo afjarmeen qorshayaal ay ciidamadooda ku diyaarinayeen islamarkaana ay iminka


