September 2010 »
Soomaali ku jirtay Xabsi Dalka Sacuudiga ku yaal oo gebi ahaantood baxsadeen
September 30, 2010 // 0 CommentsRiyad (AB):-ku dhawaad 200 Soomaali ah oo ay la joogaan Xoogaa yeminiyiin ah ayaa la sheegay inay ka baxsadeen xabsi ku yaal Magaalada Riyad ee
DABARGO,A DHAKHAATIIRTA IYO DR DHAGACADE SHIRKU SAABSAN
September 30, 2010 // 0 CommentsALLBURTINLE(LONDON)Waxaan la ogeysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee reer UK, gaar ahaan kuwa reer Puntland in maalinta Sabtida ee bishu tahay 2nd October, saacadu markay tahay
Ciidamada Itoobiyaanka oo dad Soomaali ka wateen Tuulo u dhow Magaalada Baladweyne
September 30, 2010 // 0 CommentsBaladweyne(AB);- Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah saaka howlgalo ka sameeyeen Tuulo dhanka waqooyi 45 KM ka xigta Magaalada Baladweyne kadibna
Afhayeenka Xarakada Alshabaab oo Maanta sheegay in shirarkii ka dhacay New York iyo Madrid uu ku soo dhamaaday Fashil.
September 30, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Sheekh Cali Maxamuud Raage (dheere) oo ah Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa maanta warbaahinta shir uu qabtay kaga hadalay shirkii qaramada Midoobey iyo kii
Faarax Xaaji Mohamed (Fuqyare) oo isu sharaxay xilka raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya
September 30, 2010 // 0 CommentsALLBURTINLE(London): Waxaa shalay (29/09/2010) isu soo taagay jagada musharaxnimada raysalwasaaraha cusub ee soomaaliya Faarax Xaaji Maxamed (Faarax Fuqyare) mudanaha oo saxaafada u waramayey ayaa shaaca kaqaadey
Madaxweyne Shariif iyo Ra'iisulwasaaraha Itoobiya oo kulan ku yeeshay Magaalada Adis ababa.
September 30, 2010 // 0 CommentsMadaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya oo iminka ku sugan Magaalada Adis-ababa ee Dalka Itoobiya ayaa kulan gaar ah la yeeshay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Miles Zinawi iyagoo ka
Burcad Badeed lagu xukumay Dalka Kenya
September 30, 2010 // 0 CommentsMaxkamad ku taal Dalka Kenya ayaa qaaday dacwad 11 dhalinyaro Soomaaliyeed ah kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay burcad badeed yihiin. Kooxahaani waxaa lagu eedeeyay inay
Dagaal kadhacey howdka waqooyi galbeed ee Degmada Burtinle
September 30, 2010 // 0 CommentsBurtinle(AB):-labo maleeshiyo beelood oo xoolo dhaqata ah ayaa dagaal kooban saaka kudhex marey howdka waqooyi galbeed ee degmada burtinle. Deegaanka layiraahdo cadaada oo 13km ujirta
Kulan u Dhexeeya Maamulka Puntland iyo Hay'adaha UN-ka oo Maanta ku Soo Gabagaboobey M-Garoowe
September 29, 2010 // 0 CommentsWaxaa maanta kusoo gaba-gaboobay xaruta cilmi baarisata ee PDRC ee magaalada garoowe kulan balaaran oo uu dheexay Hay’adda UNDP iyo Hay’daha Puntland gaar ahaan Wasaaradaha
Ciidamada Amniga Puntland oo Gacanta ku Dhigtay Dooni Si Sharci Daro ah uga kaluumaysaneysay Xeebeheeda
September 29, 2010 // 0 CommentsGAROOWE(AB):-Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta ku dhigay dooni si sharci daro ah uga kaluumaysaneysay xeebaha bari ee deegaanada Puntland waxaana howl galadaan qaaday ciidamada Amaanka


