October 2010 »
Xildhibaanada Soomaaliyeed oo goor dhow oo maanta ah cod buuxa ku ansixiyay Ra’iisulwasaare Farmaajo
October 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Kulankii ay maanta lahaayeen Xildhibaanada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa goor dhow lagu soo gabagabeeyay Xaruntooda Muqdisho kaasoo aad xasaasi u ahaa maanta. Kulanka Maanta
Mid ka mid ah Beelaha Abgaal oo kun Neef oo ari ah ugu deeqay Maamulka Xarakada Alshabaab ee Gobolka Galgaduud
October 31, 2010 // 0 CommentsCeeldheer (AB):-Waaliga Gobolka Galgaduud ee Xarakatu shabaabul Mujaahdiin ayaa ka gudoomay Beesha Waceysle oo ka mid ah Beelaha Abgaal lacag u dhiganta Kun neef oo
Sarkaal Dowlada KMG u hadlay oo guulo ka sheegtay Dagaalo Maanta ka dhacay aagaga Degmada Hodan ee Muqdisho
October 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-DhameC/qaadir oo ka mid ah horjoogayaasha Ciidamada Dowlada KMG Soomaaliya ee aagaga Degmada Hodan Magaalada Muqdisho ayaa maanta mar uu saxaafada la hadlayay waxaa
Codsi ku aadan qurba joogta Puntland +Sawiro
October 31, 2010 // 0 CommentsBurtinle (AB):-iyadoo aysan wax adeeg caafimaad ah aysan kajirin degmada burtinle ee gobolka nugaal inbadan taas oo dhibaato kuheysai inkabadan 50,000 oo qof oo kunool
Ciidamada AMISOM oo Saaka fariisimo cusub ka sameystay meel u dhow xarunta Kuliyada Jaale Siyaad
October 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Wararka saaka laga helayo wadada warshadaha qeybo ka mid ah ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM fariisimo cusub ka sameysteen nawaaxiga haanta dheer oo u
Ilaalada Madaxtooyada oo Xalay Caruur ku dileen guryaha fanaaniinta ee EX fiyoore
October 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-askar ka tirsan Ilaalada Madaxtooyada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa xalay rasaas ooda uga qaaday caruur ku sugneyd nawaaxiga madaxtooytada halka loo yaqaan Ex Fiyoore
Xildhibaanada Dowlada KMG Soomaaliya oo Saaka u codeynaya Ra'iisulwasaaraha cusub
October 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Xarunta Baarlamaanka Dowlada KMG Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho waxaa saaka lagu wadaa inay ku shiraan Xildhibaanada Dowlada KMG Soomaaliya kuwaasoo cod kalsooni ah u
Dagaalo khasaare nafeed gatstay oo xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho
October 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Waxaa xalay wadada warshadaha ee magalaada muqdisho ka dhacay dagaalo u dhexeeyay ciidamada Midowga Afrika iyo Xarakatu shabaabul Mujaahidiin waxaana uu gaystay khasaare labada
Wasiirka Dekadaha Puntland oo Magaalada London kaga qeybgalay shir burcad badeeda looga hadlayay.
October 30, 2010 // 1 CommentLondon (AB):-Kulan looga hadlayay burcad badeeda Soomaalida islamarkaana dalal dunida isaga yimid ay ka qeybgleen ayaa ka dhacay magaalada London ee Dalka Ingriiska. Wasiirka Dekadaha
Qaramada Midoobey oo war ka soo saartay xukun Dil ah oo dhawaan Maamula Alshabaab uu ku fuliyay 2 haween ah.
October 30, 2010 // 0 CommentsWakiilka Qaramada Midoobey ee arimaha Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in wax laga xumaado ay tahay labo haween ah oo khamiistii lagu toogtay magaalada Baladweyne


