November 2010 »

Shirkii Afrika iyo Yurub ee Liibiya ka socday oo la soo gabagabeeyay

November 30, 2010   //   0 Comments

Taripoli (AB):-Wararka ka imaanaya Magaalada Tiripoli Xarunta Dalka Liibiya ayaa sheegaya in shirkii halkaasi uga socday Afrika iyo Madaxda Midowga Yurub maanta la iskula soo

Continue Reading »

Puntland oo sheegtay inay mar kale tababar u fur doonto ciidamo badeed

November 30, 2010   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-kadib markii dhawaan tababar ciidan loo soo xiray ciidamo badeed Dowlad Goboleedka Puntland loo carbiyay ayaa mar kale taliska Ciidamada Badda ee Puntland waxaa

Continue Reading »

Dagaalo iyo duqeymo dad ku dhinteen oo saaka Muqdisho ka dhacay.

November 30, 2010   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Iska horimaadyo iyo duqeymo madaafiic ayaa saaka magaalada Muqdisho waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya Midowga Afrika iyo kuwa Xarakada

Continue Reading »

Maxkamad ku taal Dalka Mareykanka oo Xukun ku riday Burcad Badeed Soomaali ah

November 30, 2010   //   0 Comments

Mid ka mid ah kooxaha loo yaqaan Burcad badeeda oo maxkamad lagu soo taagay Dalka Mareykanka ayaa xukun lagu riday. Xeer ilaalinta Maxkamadaasi ayaa sheegay

Continue Reading »

Macallin wax ka dhiga jaamacad ku taalla dalka Urdun oo loo xiray in uu la shaqeeyo ALqacida.

November 30, 2010   //   0 Comments

Macalin u dhashay dalka Urdun islamarkaana wax ka dhigayay jaamacad ku taala dalkaasi ayaa waxaa xiray ciidanka ammaanka dalka Urdun isagoo lagu eedeeyay in uu

Continue Reading »

Dowlada Puntland oo ku eedeeyay Xarakada Alshabaab inay ka danbeeyeen dilkii xalay ka dhacay Boosaaso

November 30, 2010   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay xarakada Alshabaab iyo ciidamada wadaad diimeedka Sh.Atam inay iyagu ka danbeeyaan dilkii xalay loo gaystay xeer

Continue Reading »

Ciidamada Puntland oo Maanta dad badan u qabqabtay dilkii xalay loo gaystay Xeer ilaaliyihii G/Bari

November 30, 2010   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-Ciidamada Booliiska Bosaaso ayaa Maanta dad badan u qabqabtay dilkii xalay loo gaystay xeer ilaaliyhii maxkamada Gobolka Bari. Wararka aan ka heleyno qaar saraakiisha

Continue Reading »

Xeer ilaaliyihii maxkamada darajada koowaad ee gobolka bari oo ladiley

November 29, 2010   //   0 Comments

Xeer ilaaliyaha la dilay oo dhowaan xilkaas loo magacaabay ayaa lagu magacaabi jirey Gaashanle dhexe Cabdullaahi Saalax Shirwac,waxaana uu sidoo kale ahaan jirey Taliye kuxigeenki

Continue Reading »

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo Maanta Muqdisho kula kulmeen Ra'iisulwasaare Farmaajo

November 29, 2010   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Waxaa Maanta Xarunta Madaxtooyada ka dhacay kulan dhexmaray Wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobey iyo Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG Soomaaliya iyo waliba wasiirada cusub

Continue Reading »

ku dhawaad 100 Xildhibaan oo Maanta Muqdisho kaga dhawaaqeen in Gudoomiyaha Baarlamaanka uu xilkiisii ku waayay takri fal awoodeed.

November 29, 2010   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG Soomaaliya gaar ahan kuwii aadka uga soo horjeeday in la ansixiyo Xukuumada ayaa maanta kulan gaar ah waxay ku

Continue Reading »

Next Page »