December 2010 »
Amiirka Alshabaab oo ka digay abaabulo uu sheegay in laga wado dalka Jabuuti
December 31, 2010 // 0 CommentsCajalad maqal ah oo saadaaxafada uu soo gaarsiiyay Amiirka ugu sareeya Xarakatu shabaabul Mujaahidiin ayuu kaga digay abaabulo uu sheegay in laga wado dalka Jabuuti.
Aqoon is weydaarsi la xiriira baahinta dastuurka cusub ee puntland oo lagu qabtey Mudug iyo Nugaal
December 31, 2010 // 0 CommentsAqoon is weydaarsigaan oo ay wada fulinayaan hay’adda wadaniga ah ee kaalo , jaamacada psu iyo xafiiska wasiiru dowlaha Dimuqraadiyada ,dastuurka iyo arimaha federaalka dowlada
Iska horimaad saaka Muqdisho ku dhexmaray Dowlada iyo Xarakada Alshabaab
December 31, 2010 // 0 CommentsMuqdisho(AB):-Degmooyinka Shibis iyo Boondheere waxaa saaka ku dagaalamay dhinacyada isaga soo horjeeda magaalaada Muqdisho waxaana la is dhaafsanday hubka nuucyadiis kala duwan. Sadhiga Degmada hodan
Xildhibaan Shaybe Sh. Maxamuud "Tartanka Gobolada wuxuu muujinayaa sida Puntland u jeceshay soomaalinimada
December 30, 2010 // 0 CommentsBoosaaso (AB):-Qaar ka mid ah xildhibaanada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si weyn u soo dhaweeyay tartanka ciyaaraha Gobolada Soomaaliya ee ka socda Magaalada Garoowe. Xil dhibaan
Xildhibaanada oo Manata hakad geliyeen shaqada shirkadaha shisheeye ee Dowladu heshiisyada la gashay
December 30, 2010 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Waxaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho Mudanayaasha Baarlamaanka Dowlada KMG ah Soomaaliya iyadoo Ra’iisulwasaare Farmaajo uu ka qeybgalay shirka maanta. Gudoonka baarlamaanka ayaa u
Julian Asang oo balan qaaday inuu soo bandhigayo magacyada madaxda dunida oo jaajuuska u ah mareykanka
December 30, 2010 // 0 CommentsJulian Asang oo ah aasaasaha websiteka Wikileaks oo dhawaanadan looga bartay in uu soo bandhigo Ducomentiyo sir ah ayaa wuxuu ballan qaaday in uu soo
Xizbiga golaha shacabka Sudan "aftida kadib waxaa la afganbin doonaa Madaxweyne Albashiir
December 30, 2010 // 0 CommentsXog-haya guud ee xizbiga golaha shacabka mucaaradka ee sudan Dr: Xasan Turaabi ayaa sheegay in Aftida kadib ay dhici doonta kacdoon shacab amaba afgambi military
Ciidamada police-ka ee dalka Tunisia oo xabsiga u taxaabay boqolaal qof
December 30, 2010 // 0 CommentsWaxaa weli kasocda dalka Tunisia mudaaharaadyo ay sameynayaan shacabka iyagoo dalbanaya in wax laga qabto shaqo la’aanta heysata dhalinyarada dalkaasi. Police-ka dalkaas ayaa xirxiray dad
Dagaalo dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay deegaanka Kala-beyr
December 30, 2010 // 0 CommentsKalabeyr (AB):–wararka laga helayo deegaanka kala beyr ayaa sheegaya in halkaasi xalay maqribkii uu ka dhacay iska hor imaad dhexmaray ciidamada dowlada iyo kuwa Itoobiya
TAHNIYAD AROOS
December 30, 2010 // 0 CommentsEhelada iyo Waalidiinta Arooska iyo Aroosada oo Tahniyad farxadeed hawada u soo Marinaya Xiddiga iyo Xiddigta farta iyo faraantiga , faraska iyo gayntiisa Arooska Cabdi


