January 2011 »
Taliyaha Daraawiishta Puntland ee Gobolka Mudug oo lagu weeraray qarax miino
January 31, 2011 // 1 CommentGaalkacyo (AB):-Wararka aan ka helayo Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qarax miino oo aad u xoogan maanta lagu weeraray baabuur uu la socday taliyaha Ciidamada
Ciidamada Dowlada oo maanta laayeen in badan 10 shacab ah
January 31, 2011 // 0 CommentsMuqdisho(AB) Ciidamo ka tirsan Dowlada KMG ah Soomaaliya ayaa maanta laayeen ku dhawaad 15 qofood oo shacab ahaa kuwaasoo ku sugnaa Isgoyska Banaadir ee Magaalada
Madaxda midowga africa oo doortay gudoomiye cusub
January 31, 2011 // 0 CommentsMadaxda midowga africa ee kulanka ugu socda xarunta dalka Ethiopia ayaa u doortay gudoomiyaha midowga africa mudo sanad ah madaxweyanaha dalka Iquatoril Genue oo lagu
Wasiirka cusub ee Duulista hawada Puntland oo xilka kala wareegay mas'uulkii ka horeeyay
January 31, 2011 // 1 CommentGaroowe (AB):-Wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay wasaarada duulista hawada iy garoomada Dowlada Puntland Mr.Cali Axmed Gamuute ayaa si rasmi ah xilka ugala wareegay magaalada
Ciidamo Dowlada ka tirsan oo ku wada dagaalamay Deegaanka Kala beyr
January 31, 2011 // 0 Commentswararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan isgoyska Kala beyr ayaa sheegaya in maanta uu iska horimaadka dhacay deegaankaasi uu sababay khasaare soo gaaray askar
Wararka caalamka
January 31, 2011 // 0 CommentsDowladda Canada ayaa sheegtay in dalkeeda ay kasoo musaafurineyso nin xidid la ah BIn cali. xukuumadda dalka canada ayaa sheegtay in Bil Xasan Adharaabulisi oo
Puntland iyo Somaliland oo Saaka mar kale ku dagaalamay Deegaanka Kalshaale
January 31, 2011 // 0 CommentsKalshaale (AB):-Ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa saaka mar kale ku dagaalamay deegaanka Karshaale ee Gobolka Ceyn waxaana labada dhinac ay is dhaafsadeen hubka nuucyadiisa
Xarakada Alshabaab oo Muqdisho ka fuliyeen Xukun dil ah
January 31, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB);’-Maamulka Xarakatu shabaabul Mujaahidiin ee Magaalada Muqdisho ayaa shalay galab fuliyeen xukun dil ah kaasoo lagu fuliyay nin lagu magacaabi jirey Axmed Cali Xuseen
Shirka Madaxda Afrika oo ka furmay Dalka Itoobiya
January 30, 2011 // 0 CommentsMuqdisho(AB):-Shir madaxeedka Dalalka Midowga Afrika ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya. Mas’uuliyiin kala duwan ayaa ka soo qeybgaleen shirka iyadoo madaxweynaha Faransiiska oo lagu
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
January 30, 2011 // 0 CommentsMuqdisho(AB):-Garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa maanta ka soo degay gudoomiyaha Baarlamaanka iyo xildhibaano la socday. Ilaa 50 xildhibaan ayaa la socotay gudoomiyaha waxayna ka yimaadeen Dalka kenya


