February 2011 »

GAROOWE: Taliyihii Hore ee Qaybta Gobalka Bari oo Shil Gaari ku Geeriyooday

February 28, 2011   //   0 Comments

. GAROOWE(AB):-Waxaa maanta shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay duleedka magaalada Garoowe, shilkaas oo uu ku geeriyooday Alaha u naxariisteen taliyihii

Continue Reading »

Ciidamada Amniga Puntland oo Howl Galgaladii Xerada Daxya ku Soo Qab Qabtay Kharmi iyo Dad.

February 28, 2011   //   0 Comments

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa maanta howl galo kala duwan ka fuliyey magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug, howl galadaan ayaa waxaa lagu qaaday xerada Dayax

Continue Reading »

Madaxweyne shariif oo sheegay in gudoonka Baarlamaanka aanu awood u lahayn inuu ku soo celiyo warqadii uu dhawaan ku celiyay

February 28, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Madaxweyne shariif oo xanaaq badan uu ka muuqday ayaa maanta la shirey xubno ka tirsan Xildhibaanada Soomaaliyeed waxaana uu kala hadlayay hada dhawaan ka

Continue Reading »

Hay,ada Daryeelka bulshada Puntland oo Maanta soo bandhigtay waxqabadkeeda

February 28, 2011   //   0 Comments

Garoowe (AB);-Agaasimaha guud ee hay,ada daryeelka bulshada Abdi shakuur MaxmuudGuray oo Maanta kulan ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu kawarbixiyay xaalada guuud ee hay,ada daryeelka

Continue Reading »

Xildhibaanada Dowlada KMG ah oo maanta isku raacay inay lacago mushaarkooda uga jaraan abaaraha ka jira Soomaaliya

February 28, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Kulan ay maanta yeesheen Xildhibaanada Dowlada KMG ah Soomaaliya ayay kaga hadleen abaaraha Soomaaliya ka jira xiligaan iyo kaalinta kaga aadan inay wax ka

Continue Reading »

Burcad badeed la qabqabtay iyo markab Japan laga leeyahay oo la sii dayaay

February 28, 2011   //   0 Comments

koox ka tirsan burcad badeeda Soomaalida ayaa lagu qabtay Jasiiradda Sumatra ee Dalka Indonesia,waxaana gacanta ku dhigay ciidamada ilaalada badda ee dalka Indonesia. kooxaha la qabqabtay waxaa

Continue Reading »

Qaramada Midoobey oo Malaayiin Doolar ugu deeqday barakacayaasha Puntland

February 28, 2011   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-Kadib booqasho uu Magaalada Boosaaso ku yimid Mark Bowden oo ah Xirriryaha Bin’aadanimada Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayuu Madaxda puntland u sheegay

Continue Reading »

Dagaal saaka ka DHACAY waqooyiga Muqdisho iyo madaafiic xalay la isku dhaafsaday wadada warshadaha

February 28, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Dagaalo inta badan madaafiic la isku dhaafsanayqay ayaa saaka ka dhacay aagaga waqooyiga Muqdisho xili xalay madaafiic xoogan la isku dhaafsaday wadada warshadaha qeybno

Continue Reading »

Taliska Ciidanka difaaca Puntland oo sheegay in ay ku Guulaysteen qorshayaal dadka lagu fahan siinayey amaanka iyo waxa uu

February 28, 2011   //   0 Comments

Taliyaha Guud ee ciidanka difaaca Puntland siciid Maxamed xirsi (siciid dheere) oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay xaruunta ciidamadaMeleteriga ee la yiraahdo konton iyo Afraad

Continue Reading »

Afhayeenka Ciidamada Burindi oo sheegay inay ka war heleen weerar askartooda lala maagan yahay.

February 28, 2011   //   0 Comments

Muqdisho(AB):-Afhayeenka ciidamada Dalka Burindi ee ku sugan Muqdisho ayaa warbaahinta qaar u sheegay inay ka war heleen weerar kaga soo beegan dhanka Xarakatu shabaabul Mujaahidiin

Continue Reading »

Next Page »