March 2011 »

Wasiiro cusub oo la magacaabay iyo madaxweyne shariif oo Cawada lagu hordhaariyay

March 31, 2011   //   0 Comments

Wasiiro dhawaan uu magacaabay Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG ah ayaa maanta lagu dhaariyay madaxtooyada iyadoo uu fadhiyay madaxweynaha. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa sidaanu

Continue Reading »

Farmaajo iyo wasiiradiisa oo Galabta diiday inay ka qeybgalaan shirka Nayroobi

March 31, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Shir xasaasi ah oo galabka ay Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirada Dowlada KMG Soomaaliya ayaa si cad loogu qaadacay shirka nayroobi ka furmi doona

Continue Reading »

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta magacaabay gudiga doorashooyinka madaxtinimada Soomaaliya

March 31, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Xasan sheekh aadan ayaa maanta magacaabay sedex gudi oo uu ku jiro gudiga doorashooyinka Madaxtinamada Soomaaliya. Magacaabista

Continue Reading »

Amisom iyo Dowlada KMG ah oo ka wada haday furitaanka wadooyinka suuqa bakaaraha

March 31, 2011   //   0 Comments

 Muqdisho (AB):-Kulan ku saabsan sidii wado loogu furi lahaa suuqa bakaaraha ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo dhexmaray wasiir dowlada KMG ah ka tirsan

Continue Reading »

Qarax askar ay ku dhimatay oo ka dhacay Baladxawo

March 31, 2011   //   0 Comments

Balad-Xawo (AB):-wararka ka imaanaya Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkasi uu ka dhacaymanta qarax lala eegtay baabuur dagal oo ay wateen ciidamada

Continue Reading »

Libya's foreign minister flees to Britain

March 31, 2011   //   0 Comments

Moussa Koussa, the Libyan foreign minister, has defected to the United Kingdom, the British foreign ministry has said. The ministry said in a statement that

Continue Reading »

Gudoomiyaha Maxkamada sare oo Madaxda Dowlada uga digay inay sharciga hareer maraan

March 31, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Xusen Axmed Cilmi Gudoomiyaha Maxkamada Sare e Dowlada KMG ah Soomaaliaya oo maanta shir jara’id ku qabtay Muqdisho ayaa si dadban digiin ugu jeediyay

Continue Reading »

Maxkamada Danbiyada culus ee Puntland oo Xukun dil ah ku riday nin dhalinyaro ah

March 31, 2011   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-Maxkamada danbiyada Culus ee Dowlada Puntland ayaa maanta qaaday dacwada ardey dhalinyaro ah iyo ciidamo danbiyo kala duwan galay. Maxkamada oo Boosaso ku taal

Continue Reading »

Nabadoonkii Gaalkacyo lagu dhaawacay oo isbitaalka ku geeriyooday

March 31, 2011   //   0 Comments

Gaalkacyo (AB):-Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in isbitaalka magaaladaasi uu saaka ku geriyooday Nabadoonkii caanka ahaa ee lagu magacaabi

Continue Reading »

MAREYKANKA "hada uma soo jeedno inaan burcad badeeda kula dagaalno bariga"

March 31, 2011   //   0 Comments

Mas’uul sare oo ka tirsan Dowlada Mareykanka ayaa daboolka ka qaaday inaysan xiligaan qorshaha ugu jirin inay bariga kula dagaalamaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida. “hada

Continue Reading »

Next Page »