April 2011 »

Magaca Sheekh Cali Suufi sidee ku baxay? Daawo

April 30, 2011   //   0 Comments

Sheekh Cali suufi (suufi) awowgiis magacaas magaciisu ma ahayn ee waxay ahayd naynaas aabahay u baxday intuu ardayga ahaa, sababta naynaastaas loo siiyey baan idiin

Continue Reading »

Madaxweyne Shariif oo maanta booqday aagaga dagaal ee degmada boondheere +SAWIRO

April 30, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya shariif Sh.Axmed iyo saraakiil la socotay ayaa maanta mar kale booqday aagag dagaal oo magaalada Muqdisho ka tirsan .

Continue Reading »

Degmada Kaaraan oo Maanta lacago loogu qeybiyay qoysas danyar + SAWIRO

April 30, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Maamulka Gobolka Banaadir ee Xarakatu shabaabul Mujaahidiin ayaa maanta deeq lacageed waxaa ay u qeybiyeen dad aan u danyaraa oo ku dhaqan degmada Kaaraan

Continue Reading »

Wafdi ka socda Dowlada Mareykanka oo Maanta Boosaaso kula shirey Madaxweynaha Puntland

April 30, 2011   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-Wafdi ka socda Dowlada Mareykanka ayaa maanta gaaray magaalada ganacsiga ku caanbaxday ee Boosaaso waxayna halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Puntland.

Continue Reading »

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka Garbahaarey

April 30, 2011   //   0 Comments

Garbahaarey (AB) wararka ka imanaya xarunta Gobolka Gedo ee Garbahaarey ayaa sheegaya in maanta galbeedka magaaladaasi uu ka dhacay dagaal culus kaasoo u dhexeeyay ciidamada

Continue Reading »

Dad ka badan 23 qofood oo shuban biyoo ugu geeriyooday Muqdisho iyo Wanlaweyn

April 30, 2011   //   0 Comments

Caruur iyo dumar ka badan 23 ruux ayaa saacidihii u danbeeyay waxay shuban biyood iyo haraad ugu geeriyoodeen magaalooyinka Muqdisho iyo Wanlaweyn ee Gobolka Sh.hoose.

Continue Reading »

Gaddafi offers truce but not exit

April 30, 2011   //   0 Comments

Defiant Libyan leader says he is prepared to enter a ceasefire only if all sides are involved, but he vows to stay on. Libyan leader

Continue Reading »

Taliban declares 'spring offensive'

April 30, 2011   //   0 Comments

Afghan fighters announce a fresh assault targeting foreign troops as well as local security forces and top officials. The Taliban has announced the launch of

Continue Reading »

Royal newly-weds celebrate at Buckingham Palace

April 30, 2011   //   0 Comments

The Duke and Duchess of Cambridge have celebrated their marriage with dinner and dancing at Buckingham Palace, along with about 300 friends and family. The

Continue Reading »

Madaxweyne Faroole oo sheegay inay wada shaqeyn la yeelan doonaan dowlada dhawaan loo dhisayo Soomaaliya

April 30, 2011   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa markii ugu horeysay ku eedeeyay madaxda Dowlada KMG ah qaarkood inay ku lug leeyihiin amni darada ka

Continue Reading »

Next Page »