May 2011 »
Gudi difaac iyo mid dhaqaale oo Maanta looga dhawaaqay Boosaaso
May 31, 2011 // 0 CommentsBoosaaso (AB):-Dowlada Puntland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay magacowday gudi difaac iyo mid dhaqaale iyadoo gudigaasina uu isugu jiro wasiiro iyo saraakiil sar sare.
Dowlada Puntland oo ku eedeysay Dowlada Shariif inay lug ku leedahay dagaaladii ka dhacay duleedka Laascaanood
May 31, 2011 // 0 CommentsGaroowe (AB);-kadib dagaalo xoogan oo shalay dhexmaray ciidamada Dowlada Puntland iyo kuwa Maamulka la baxay Somaliland ayaa waxaa dagaaladaasi ka warbixiyay wasiirka warfaafinta Puntland. Axmed
Ciidamada Alshabaab oo la wareegay gacan ku haynta deegaaka Kulbiyow
May 31, 2011 // 0 CommentsCiidamada Dowlada KMG ah ah iyo kuwa xarakada Alshabaab ayaa saaka ku dagaalamay deegaanka Kulbiyow oo ku yaal xad beeneedka Soomaaliya iyo Kenya waxaana halkaasi
Ciidamo Puntland ka tirsan oo Maanta Tababar loogu soo xirey Gaalkacyo
May 31, 2011 // 0 CommentsGaakacyo(AB):- Ciidamo madani ah oo laga soo qorey xaafadaha kala duwan ee Magaalada Gaalkacyo ayaa saaka tababar loogu soo xirey isla magaaladaasi kuwaasoo tababar ciidan
Dagaaladii ka dhacay Tuulada Tukaraq oo hub lagu kala qabsaday
May 31, 2011 // 0 CommentsSaraakiil sar sare oo ka tirsan Dowlada Puntland ayaa guulo waa weyn ka sheegtay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Tuulada Tukaraq oo u dhow
Soomaali laga soo tarxiilay Sacuudiga oo saaka ka soo degay Garoonka diyaaradaha Muqdisho
May 31, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB);-Waxaa saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho soomaai badan oo laga soo tarxiilay Dalka Sacuudga markii ay hore tahriib ugu
Wararka caalamka(Saraakiil sar sare oo Liibiyan ah oo ka goostay xukuumadda Qadafi)
May 31, 2011 // 0 CommentsDiyaaradaha dagaalka ee Pakistan oo duqeyn ku dilay qaar ka tirsan Dhaalibanta Pakistan. Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Pakistan ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Pakistan
Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa weerar ismaadaamin ah oo alshabaab ku qaadeen cidiamada Amisom
May 31, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Dagaal socday mudo 40 daqiiqo ah iyo qaraxyo ismaadaamin ah oo shalay ciidamada Xarakada Alshabaab ay ku qaadeen fariisin ciidamada Amisom iyo kuwa dowlada
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo gaaray Dalka Itoobiya
May 30, 2011 // 0 CommentsAdis ababa (AB):-Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Xaaji Maxamuud Faroole iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaaray dalka Itoobiya gaar ahaan magaalada Adis ababa halkaasoo ay howlo
Wariyayaal shirqool iyo sharci daro ku tilmaamay shir ku sheg Saxaafadeed oo Muqdisho ka dhacay
May 30, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB);-kadib marki shir aan loo dhamayn oo sida la sheegay in mudo labo cisho ah si qarsoodi ah uga soconayey koox wariyayaaal magac weyn


