June 2011 »
Golaha wakiilada Puntland oo Maanta ansixiyay canshuuro lagu soo rogay shaqaalaha hay'adaha rayidka
June 30, 2011 // 0 CommentsGaroowe(AB):-Golaha wakiilada Dowlada Puntland ayaa maanta qalinka ku duugay oo ansixiyay xeer dhawaan ka yimid dhanka wasiirada kaasoo canshuuro loogu soo rogayay shaqaalaha hay’adaha rayidka
Wasiir ka tirsan Dowlada Puntland oo hadlay wafdi xaqiiqo raadin ah oo Maanta soo gaaray Garoowe
June 30, 2011 // 0 CommentsGaroowe (AB):-Wasiir ka tirsan Dowlada Puntland ayaa ka halay wafdi qaramada midoobey iyo Dowlada KMG ah isugu jirey oo Maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee
Warsaxaafadeed laga soo saaray shir maanta ay yeesheen Golaha wasiirada Dowlada KMG ah
June 30, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG ah Soomaaliya ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed loo qeybiyay qeybaha wararka fidiya. Warsaxaafadeedka ayaa sidaan u
Maxkamada Danbiyada culus ee Puntaland oo Maanta xukuntay rag hub lagu qabtay
June 30, 2011 // 0 CommentsGaroowe (AB):-Maxkamad magaalada garoowe ee danbiyada Culus ayaa maanta xukuntay 2 ruux oo lagu soo qabtay hub si sharci daro ah ay ugu dhex wateen
Dhismaha Xarun loogu talo galay Daryeelka Caruurta oo Maanta laga bilaabay Degmada Jawiil
June 30, 2011 // 0 CommentsJawiil(AB):-Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan waxaa laga bilaabay maanta oo khamiis ah xarun loogu talo galay daryeelka caruurta agoonta ah taasoo loogu magac daray sh.c/casiis
Ciidamada Puntland oo howlgalo ka fuliyay Waqooyiga Gaalkacyop
June 30, 2011 // 0 CommentsGaalkacyo (AB):-Ciidamada Boliiska Magaalada Gaalkacyo iyo kuwa dowlada hoose ayaa howlgalo waxaa ay ka fuliyeen waqooyiga magaaladaasi. Howlgalkaani oo ahaa mid ay ku burburinayeen goobo
DOWLADA INDIA "Dowlada Soomaaliya ka jirta waa mid tabar daran mana suurageli karto in cunuqabateynta hubka laga qaado soomaaliya"
June 30, 2011 // 0 CommentsWasiir ka tirsan Dowlada India ayaa daboolka ka qaaday in xiligaani aaney munaasib ahayn in cunuqabateynta hubka laga qaado Soomaaliya. Wasiir arimaha dibada India oo
Soomaali si xun loogu jir dilay xadka liibiya iyo Suudaan
June 30, 2011 // 0 CommentsTahriibayaal Soomaaliyeed oo gaarayay 19 ruux ayaa dib ugu soo noqday Dalka Suudaan markii si xun loogu soo jir dilay xadka Suudaan iyo Liibiya. Soomaalida
Shirka Madaxda Qaarada Afrika oo Beri ka furmaya Dalka Genie iyo madaxweyne shariif oo gaaray dalkaasi
June 29, 2011 // 0 CommentsMalabo(AB):- Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa gaaray xarunta wadanka Equatorial Genie ee Malabo halkaasoo uu shir uga furmayo madaxda qaarada afrika. Shir
PRESS RELEASE TFG TROOPS PAID AS NEW PRIME MINISTER APPROVED BY SOMALI
June 29, 2011 // 0 CommentsPRESS RELEASE TFG TROOPS PAID AS NEW PRIME MINISTER APPROVED BY SOMALI PARLIAMENT (Mogadishu, Wednesday 29 June 2011) Under the supervision of the AMISOM Coordinating


