July 2011 »
Madaxweynaha oo Sheegay in Howlaha Amniga ay dib u Bilowdeen
July 30, 2011 // 0 CommentsWar-Saxaafaddeed ka soo baxay Xafiisa Madaxweyne Sahariif ayaa sidaan u qornaa:- (Muqdisho, Soomaaliya, July,28 ,2011) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya Mudane Sharif. Sh. Axmed ayaa maanta waxaa
Wasiirka Amniga Puntland oo ka hadlay heshiiska ay la galeen xoogaga Atam hogaamiyo
July 28, 2011 // 0 CommentsGaroowe (AB):-Wasiirka Amniga Dowlada Puntland ayaa markii ugu horeysay warar dheeraad ah saxaafada ka siiyay heshiis maalmahana danbe saxaafadu hadal haysay kaasoo dhexmaray dowlada Puntland
Dagaalo Maanta Muqdisho ka dhacay iyo Dowlada KMG ah oo guulo ka sheegatay
July 28, 2011 // 0 CommentsMuqdisho(AB) Dagaalo u dhexeeyay ciidamada Dowlada KMG ah oo garab ka helaya kuwa Amisom iyo Xarakada Alshabaab ayaa maanta mar kaliya ka wada qarxay aagag
Wasiirka Amniga oo Maanta Xilka kala wareegay Wasiirkii hore
July 27, 2011 // 0 CommentsGaroowe(AB):-Munaasabad maanta ay xilka ku kala wareegayeen wasiirka cusub ee Wasaarada Amniga Dowlada Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan iyo wasiirkii hore Jen Yuusuf Axmed Kheyr
Muuse Geele Faroole oo dib ugu soo laabtay Boosaaso
July 27, 2011 // 0 CommentsBoosaaso (AB):-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Muuse Geele Faroole ayaa maanta ku soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari halkaasoo uu mudo madax ka
Ra'iisulwasaaraha Dowlada KMG ah oo asbuuc gudihiis Wasiir labaad u magacaabay Wasaarada Haweenka
July 27, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG ah C/wali Maxamed Cali ayaa asbuuc gudihiis mar kale magacaabay wasiirka haweenka iyo arimaha qoyska kadib qoraal xafiiskiisa ka soo baxay.
Ra'iisulwasaare C/wali Maxamed Cali oo Maanta la shirey qaar ka mid ah ururada bulshada+SAWIRO
July 27, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Warsaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisulwasaare Dr/C/weli Maxamed Cali loogana hadflayay kulan dhexmaray qaar ka tirsan ururada bulshada iyo ra’iisulwasaaraha ayaa sidaan u qornaa”-
Degeenaka ceelasha biyaha oo labo qofood toorey lagu dilay
July 27, 2011 // 0 CommentsCeelasha biyaha (AB):-Nin watay midada loo yaqaan tooreyda ayaa maanta 2 qofood ku dilay deegaanka ceelasha biyaha xiligii dabku ka socday deegaankaasi. Ciidamada boliiska Xarakada
Dab khasare xoogan oo maanta ka kacay deegaanka Ceelasha biyaha.
July 27, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB);-Deb aad u xoogan oo ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo laguna keydiyo ayaa maanta ka kacay nawaaxiga saldhiga ciidamada Xarakada Alshabaab ee deegaanka
Dhaqaatiir iyo Ganacsato ka socda Dalalka Masar iyo Sacuudiga oo booqasho ku yimid Boosaaso
July 27, 2011 // 0 CommentsBoosaso (AB):-Wafdi isugu jirta ganacsato iyo dhaqaatiir kasoo jeeda dalalka Masar iyo Sacuudiga ayaa maanta soo gaartay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari,kuwaasi oo booqashooyin


