August 2011 »
Madaxweyne shariif oo maanta madaxtooyada ku qaabilay madaxa guud ee hayada UNHCR
August 31, 2011 // 0 CommentsMudisho (AB):-Warasaaxafadeed laga soo saaray xafiiska madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa lagu qeexay shir maanta dhexmaray madaxweynaha iyo madaxa guud ee hayada
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ka hadalay howlgalo amniga lagu sugayay
August 31, 2011 // 0 CommentsGaroowe (AB):-Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Sh.Maxamed faroole ayaa ka hadlay howlgalo dad lagu qabqabtay kuwaasoo amniga quseeyay. Madaxweyne faroole ayaa saxaafada u sheegay in ciidamada
Ra'iisulwasaare Gaas oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
August 31, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay markii uu booqasho ku tagay deegaanada Dowlada Puntland. Ra’iisulwasaaraha iyo
Amiirka Xarakada Alshabaab oo sheegay in dhaqaalaha abaaraha loo urursho la doonayo in lagu taageero askarta Midowga Afrika
August 31, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Amiirka Xarakada Alshabaab sh.Mukhtaar C/raxmaan C/laahi (Abuu Zubeer) ayaa soo saaray cod maqal ah kaasoo uu kaga hadlayay munaasabada ciida darteed isagoo meelo kala
Madaxweyne Faroole oo u hanbalyeeyay shacabka Soomaaliyeed
August 30, 2011 // 0 CommentsGaroowe(AB):- Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Sh.Maxamed faroole ayaa saaka shacabka Garoowe kala qeybgalay tukashada salaada Ciida. Salaada ayaa saaka lagu oogay barxada iskuulka Mire Awaare
Ra'iisulwasaare Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhow gaaray Magaalada Gaalkacyo
August 30, 2011 // 0 CommentsGaalkacyo (AB):-Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG ah Soomaaliya C/weli maxamed Cali gaas iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa goor dhow oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka
Mas'uuliyiin ka tirsan Xarakada Alshabaab oo Saaka ka qeybgalay salaadii Ciida ee Degmada Lafoole + SAWIRO
August 30, 2011 // 0 CommentsLafoole (AB):-Madax ka tirsan Xarakada Alshabaab ayaa saaka ka qeybgalay dukashada salaadii Ciida oo lagu oogay deegaanka Lafoole ee duleedka Degmada Afgooye. Mas’uuliyiinta salaadaasi ka
Reysal Wasaaraha Soomaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaarey Degmada Burtinle ciidiina la tukadey dadka Burtinle + SAWIRO
August 30, 2011 // 0 CommentsBurtinle (AB):-Reysal wasaaraha dowlada soomaaliya Dr C/weli Max’ed cali Gaas iyowafti balaaran oo uu hogaaminayo oo saaka soo gaarey degmada burtinle ayaa si weyn waxaa
Heshiis ay wada saxiixdeen Puntland iyo Dowlada KMG ah oo sidiisa u qoran
August 30, 2011 // 0 CommentsWaxaan halkaan idinku soo gudbinayenaa heshiis ay dhawaan kala saxiixdeen Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Sh.Maxamed Faroole iyo Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG ah Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas.
Madaxweyne Shariif oo Munaasabada ciida u hanbalyeeyay shacabka Soomaaliyeed
August 30, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa maanta u hanbalyeeyay dhamaan shucuubta Soomaaliyeed maalinta ciida darteed. Madaxeynaha oo hadalo kooban ka jeediyay masaajid


