September 2011 »
Qaar ka mid ah shaqaalaha Shirkada Isgaarsiinta Golis oo abaal marin la gudoonsiiyay+SAWIRO
September 29, 2011 // 0 CommentsBoosaaso (AB):-Qaar ka mid ah shaqaalaha shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa maanta oo khamiis ah taarikhduna tahay 29-kii bishii September la gudoonsiiyey shahaadooyin iyo abaal
Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Soomaaliya oo Maanta ka furmay Dalka Denmark+SAWIRO
September 29, 2011 // 0 CommentsCopenhagen(AB):-Waxaa maanta magaalada Copenhagen ee dalka denmark si rasmi ah uga furmay Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Soomaaliya International Contact Group kaasoo ay ka qeybgalayaan Madax
Dagaalo mar kale maanta ka dhacay degaano hoos taga degmada Rako
September 29, 2011 // 0 CommentsRako (AB):-Dagaalo khasaare nafeed gaystay ayaa maanta mar kale ka dhacay deegaano hoostaga degmada Rako ee Gobolka Karkaar halkaasoo shalayna dagaalo ka dhaceen markii labo
Xildhibaanadii TFG-da oo maanta dib uga dhoofay Gaalkacyo
September 29, 2011 // 0 CommentsGaalkacyo (AB):-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Dowlada KMG ah ee ka soo jeeda Puntland maalmahaana ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada
Sarkaal xalay lagu dilay Boosaaso
September 29, 2011 // 0 CommentsBoosaaso (AB):-Magaalada Boosaaso waxaa xalay lagu dilay sarkaal ka tisanaa ciidamada Boliiska Dowlada Puntland kaasoo ku sugnaa xiligii la dilayay meel u dhow hoygiisa oo
Ra'iisulwasaare C/Wweli Gaas oo kulan ballaaran la yeeshay jaaliyadda Soomaalida ee dalka Danmark
September 28, 2011 // 0 CommentsCopenhegan(AB):-Xaflad aad u balaaran oo lagu soo dhaweynayey wafdiga Balaaran ee uu hogaaminayey R/wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdi weli Maxamed Gaas ayaa xalay lagu qabtay magaalada
Wasiir ka tirsan Dowlada Iiraan oo sheegay in gargaarkii ugu badnaa ay dhawaan Muqdisho gaarsiin doonaan
September 28, 2011 // 0 CommentsDowlada Iiraan oo dhowr mar hore gargaar raashin iyo dawo leh u keentay Muqdisho ayaa ku dhawaaqday inay kaalmadii ugu badneyd ebid gaarsiin doonaan dhawaan
Abwaan Hadraawi oo muujiyay sida uu u jece yahay Minimada Soomaaliweyn
September 28, 2011 // 0 CommentsHargeysa(AB);-Abwaanka caanka ah ee Maxamed Warsame Hadraawi ayaa muujiyay sida uu u jecel yahay minimada iyo wadajirka soomaaliweyn isagoo dhawaan Muqdisho soo gaaray markii uu
Gudoomiyaha Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ee degaanada Ex-banaadir oo ka digey gudi sheegtay inay maamul u sameynayaan sedex Gobol
September 28, 2011 // 0 CommentsMuqdisho (AB):-Gudoomiyaha Dalladda ururda Bulshada rayidka ee degaanada Ex-banaadir Xaaji Muxudiin Xasan Afrax ayaa maanta Warqad War gelin ka hor aqriyay warbaahinta, iyadoo warqadaani uu
Dagaal maanta Garbahaarey ku dhexmaray Dowlada Soomaaliya iyo Shabaabul Mujaahidiin
September 28, 2011 // 0 CommentsGarbaheerey(AB):- Wararka ka imaanaya Magaalada Garbahaareey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegaya in duleedka magaaladaasi uu maanta ka dhacay dagaal u dhexeeyay Ciidamo kala taabacsanaa


