October 2011 »

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowlada Puntland oo booqday Degmada Goldogob

October 31, 2011   //   0 Comments

Godogob(AB):-Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wasiiro ka tirsan Dowlada Puntland ayaa wada jir u booqday degmada Goldogob ee Gobolka Mudug Xili waqtiyadaan danbe warbaahinta qaar shaaciyeen in

Continue Reading »

WAALIGA JUBOOYINKA " Baroorta qoysaska Soomaaliyeed ee Jilib ku dhaqan waxaa ka danbeyn doonta baroorta Kenya"

October 31, 2011   //   0 Comments

Kismaayo (AB):-Waaliga Jubooyinka ee dhanka Xarakatu shabaabul Mujahidiin Sheekh Abuukar Cali Aadan ayaa jawaab ka bixiyay duqeyntii shalay diyaaradaha dagaalka Dalka Kenya ka gaysteen Magaalada

Continue Reading »

Markab lahaa shaqaale gaaraya 400 oo laga badbaadiyay kooxaha burcad badeeda

October 31, 2011   //   0 Comments

Ciidamada Badda ee dalka Mareykanka kuna sugan Bad weynta hindiya ayaa la sheegay inay ka hor tageen weerar kooxo burcad badeed ah ku qafaalan lahaayeen

Continue Reading »

Guri Xalay ku dumay Xamar Jajab oo sababay dhimashada Qoyskii ku noolaa gurigaasi

October 31, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Wararka laga helayo degmada Xamar jajab ayaa sheegaya in xalay uu dumey mid ka mid ah guryaha degmada Xamar jajab ee qadiimiga ahaa taasoo

Continue Reading »

Khasaaraha ka dhashay duqeymo diyaarado dagaal ka gaysteen Jilib oo sii kordheysa

October 31, 2011   //   0 Comments

Jilib (AB):-Waxaa sii kordhaya dadka ku dhintay duqeymo diyaaradaha dagaalka ee Miiga loo yaqaa gaysteen Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe kuwaasoo laga leeyahay dalka

Continue Reading »

Ra'iisulwasaare C/weli Gaas iyo wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Nayroobi

October 30, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Muqdisho iyagoo gaaray magaalada Nayroobi halkaasoo uu kula kumi

Continue Reading »

Xildhibaan sheegay in garoonka diyaaradaha Baydhabo ay ka soo degatay diyaarada sidey hub iyo waxyaabaha qarxa

October 30, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Xildhibaan Maxamuud C/laahi wehliye (waqaa) oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka dowlada KMG ah Soomaalia ayaa ka dhawaajiyay in garonka diyaaradaha Magaalada baydhabo laga

Continue Reading »

Shaqaaqo hore uga dhacday Magaalada Qardho oo xalkeeda loo fadhiyo

October 30, 2011   //   0 Comments

Qardho(AB):- Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee xarunta Dowlada Puntland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan kulamo ay leeyihiin isimada,siyaasiyiinta waxgaradka iyo aqoonyahanada kaasoo

Continue Reading »

Wasiir ku xigeenka waxbarashada Puntland oo ka warbixiyay safar shaqo oo ay Muqdisho ku joogaan

October 30, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):- Iyadoo uu gabo gabo yahay safar shaqo oo ay Muqdisho ku joogaan wafdi uu hogaaminayo wasiir ku xigeenka waxbarashda Dowlada Puntland Maxamuud Maxamed

Continue Reading »

Dagaalyahanadii Xarakada Alshabaab ee shalay isku qarxiyay xero Jarmal oo warbaahinta la hadlay wax yar ka hor noloshooda

October 30, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB);-Idaacada Andulus ee ku hadasha codka Xarakada Alshabaab ayaa baahisay codadka 2 dagaal yahan oo shalay weerar naf hurnimo ah ka gaystay fariisin ciidamada

Continue Reading »

Next Page »