November 2011 »

Afhayeenka Puntland oo sheegay in burcad badeeda la soo qabtay la maxkamadeyn doono+SAWIRO

11997-full-so November 28, 2011   //   0 Comments

Garoowe (AB):-Afhayeenka Dowlada Puntlnd Axmed Cumar Xirsi ayaa saxaafada u sheegay in dhawaan maxkamad la soo taagi doono kooxo burcad badeed ah oo ciidamada Puntland

Continue Reading »

Xarakada Alshabaab oo dhulka ay maamulaan ka mamnuucday 16 hay’adood

dagaal November 28, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska la socodka Hay’adaha ee Xarakatu shabaabul Mujaahidiin ayaa Maanta lagu shaaciyay in dhulka Xarakadaasi ay maamusho ay ka mamnuuceen

Continue Reading »

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo Dalka Denmark loogu sameeay Xaflad sagootin ah+Sawiro

Bild 162 November 28, 2011   //   0 Comments

Copenhegan(AB):- Wasiirka Caafimaadka Dowlada Puntland Dr.Cali Cabdullahi Warsame oo booqasho ku joogay Denmark lana kulmay masuuliyiin ka tirsan Dowlada Denmark iyo jaaliayada Puntland ee Dalkaasi

Continue Reading »

Madaxweyne Faroole oo Wiilkiisa u magacaabay Agaasimaha guud ee macdana iyo shidaalka Puntland

November 28, 2011   //   0 Comments

Garoowe (AB):-Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Faroole ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Macdanta iyo Shidaalka Puntland isagoo u magacaabay wiilkiisa lagu magacaabo 

Continue Reading »

GUDOOMIYE TARSAN "Waxaan wadnaa qorsher aan daryeel ugu sameyneyno caruurta darbi jiifka ah

November 28, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Gudoomiyaha ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa daboolka ka qaaday inay wadaan qorshe ay ku ururinayaan caruurta darbi jiifka ah ee

Continue Reading »

Ra’iisul-wasaare C/weli Gaas oo ka degay Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar

November 28, 2011   //   0 Comments

Dooxa (AB):-Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, halkaas oo uu

Continue Reading »

Qaraxyo dhimasho badan sababay oo Saaka ka dhacay Waqooyiga Muqdisho iyo wadooyinka qaar oo u xiran miinooyin weli ku jira

November 28, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Waxaa kacsan wadooyin ka mid ah waqooyiga Muqdisho kadib qaraxy is xig xigay oo saaka ka dhacay isgoysyada 4-ta darjiino iyo Sanca halkaasoo ay

Continue Reading »

Ardeyda wax ka barata Magaalada Boosaaso oo deeq waxbarasho ka helay Soomaalida ku dhaqan Australia +Sawiro

November 27, 2011   //   0 Comments

Boosaaso (AB):-Qaar ka mid ah ardeyda wax ka barata Magaalada Boosaaso ayaa deeq waxbarasho oo dalka gudihiisa waxaa ay ka heleen gudiga waxbarashada ee dalka

Continue Reading »

Israsaaseyn dhimasho sababtay oo Maanta Degmada Xamarweyne ku dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan Dowlada KMG Soomaaliya

November 27, 2011   //   0 Comments

Muqdisho (AB):-Inta laga warhayo 3 askari ayaa ku dhintay dagaal maanta ku dhexmaray degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho ciidamo ka kala tirsan Milateriga iyo

Continue Reading »

Fadlan wax u qabo Gabar somaliyeed oo Labada idnhood Laga baxshay kuna Rafaadsan Malaysia+Sawiro

November 27, 2011   //   0 Comments

kuala lumpur (AB):-Gabadhan Dada Yar ayaa dhawaan Lagu Dabiiba,yay Cusbitaal Ku Yaal Dalka malaysia Iyadoona Haatan La ildaran xanuuno badan walow ay Weysay Labadeeda indho

Continue Reading »

Next Page »