December 2011 »

Afhayeenka Dowlada Itoobiya oo sheegay in ciidamada dalkaasi si buuxda ula wareegeen Baladweyne

simom December 31, 2011   //   0 Comments

Adis-ababa(PV):-Dowlada Itoobiya oo sanadahaan danbe aan looga baran inay sheegato dagaalo ciidamadooda ka galaan gudaha Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa ay sheegatay inay

Continue Reading »

Wasiirka Amnga Puntland oo sheegay in dad hor leh ay u qabteen dilkii Dr. Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxman

SANYO DIGITAL CAMERA December 31, 2011   //   0 Comments

Garoowe (PV):-Wasiirka amniga Dowlada Puntland Gen.Khaliif Ciise Mudan ayaa warfidiyeenka u sheegay inay dad badan u qabqabteen dilkii dhawaan Boosaaso loogu gaystay Alle ha u

Continue Reading »

AFHAYEENKA ALSHABAAB “Xeelad Dagaaal ayaan uga soo baxnay qeybo ka mid ah Baladweyne”

abuu December 31, 2011   //   0 Comments

  Baladweyne (PV):-Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay dagaalada maanta gobolka Hiiraan ay kula galeen ciidamada Dowlada Itoobiya oo garabsaneysa kuwo

Continue Reading »

Wasiirka ka tirsan Puntland Gudoomiyaha Gobolka Bari oo Maanta qarax Miino lala eegtay

qarax December 31, 2011   //   0 Comments

  Boosaaso(PV):- Mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowlada Puntland ayaa maanta lagu weeraray qarax miino nuuca meelaha fog fog laga hago xili ay labada

Continue Reading »

Dowlada KM ah oo ku dhawaaqday howgal balaaran oo kan dhan ah Al-shabaab [War-saxaafadeed]

Shirka-Golaha-2 December 31, 2011   //   0 Comments

  Muqdisho (PV):-Dowladda Federalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inuu bilowday “Howlgalka soo celinta Nabadda iyo Xasiloonida Soomaaliya” iyadoo lala kaashanayo saacidaada beesha

Continue Reading »

Ciyaartoyda Degmada Dharkeynley oo ku guuleysatay koobkii degmooyinka iyo Madaxweyne shariif oo soo xirey tartankii ciyaaraha degmooyinka+SAWIRO

December 31, 2011   //   0 Comments

  Waxaa si rasmi ah gelinkii dambe ee shalay  usoo gebo geboobay tartankii degmooyinka gobolka Banaadir ee ka soconayey garoonka kubadda Cagta Banaadir Stadium (Ex-Konis)

Continue Reading »

Ciidamada Itoobiya oo qabsaday Magaalada Baladweyne

Ciidamo-Itobian-ah December 31, 2011   //   0 Comments

Baladweyne (PV):-Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gabi ahaanba la waregeen ciidamo Itoobiyaan ah oo gacan

Continue Reading »

Beesha Leelkase oo bayaan kasoo saartay dilkii Dr. Axmed Xaaji

December 31, 2011   //   0 Comments

Dr. Sheekh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaaliya waxaa maalintii Isniinta ee ay taariikhdu ahayd 10/01/1433 oo ku beegan 05/12/2011

Continue Reading »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo saaka weerar ku qaaday duleedka Baladweyne

ciidamo_ethiopianlol December 31, 2011   //   0 Comments

Baladweyne (PV): Ciidamo ka tirsan milateriga Itoobiya oo garab ka ka helaya kuwa Dowlada KMG ah Soomaaliya iyo maamulka dooxada shabelle ayaa saaka weerar wadajir ah ku

Continue Reading »

Maxkamada Alshabaab ee Degmada Balcad oo Saaka fulisay Xukuno dhaqax ku dil iyo xadu saariq

shabaab December 30, 2011   //   0 Comments

  Blacad (PV):-Maxkamada Islaamiga ah ee Xarakada Alshabaab ee Degmada Balcad Gobolka shabeelaha dhexe ayaa saaka waxaa ay 2 nin ku kala fulisay dhagax ku

Continue Reading »

Next Page »