January 2012 »

Reer Buuhoodle iyo Wasiiro ka tirsan Dowlada Puntland oo ku shirsan Gaalkacyo.

shir January 31, 2012   //   0 Comments

Gaalkacyo (PV):- Odey dhaqameedyo reer Buuhoodle ah iyo wasiiro ka tirsan Dowlada Puntland ayaa maanta shir waxaa ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug.

Continue Reading »

WAR DEG DEG AH: Qarax Ismaadaamin ahaa oo goor dhow Gaalkacyo lagula eegtay Siyaasi C/qeybdiid

breaking-news-graphic-thumb13968441 January 31, 2012   //   0 Comments

Gaalakcyo(PV): Wararka aan ka heleyno Magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ahaa lala eegtay guriga siyaasi Cabdi Xasan Cawaale C/weybiid

Continue Reading »

Dowlada Puntland oo beenisay gole deegaan oo dhowr beri kahor loo sameeyey degmada Ufeyn

punt January 31, 2012   //   0 Comments

Garoowe (PV):-War ka soo baxay Wasaarada arimaha gudaha puntland oo warbaahinta loo qeybiyay ayaa lagu beeniyay jiritaanka gole deegaan oo dhowr beri kahor loo sameeyey

Continue Reading »

Taliyaha Boliiska Mudug oo ka hadlay amaanka Gaalkacyo

ciidamada Puntland January 31, 2012   //   0 Comments

Gaalkacyo (PV):-Gaashaanle Dhexe Jamac Axmad oo ah Taliyaha qeybta Boliiska G/mudug ayaa ka hadlay amaanka Magalada Galkacyo iyo hawlgaladii ugu danbeeyay ee ciidamadu ka sameeyeen

Continue Reading »

Ra’iisulwasaare C/weli Gaas oo la shirey Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga+Sawiro

gas January 31, 2012   //   0 Comments

Roma (PV):-Ra’iisul Dowlada KMG ah Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga shir kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda ee

Continue Reading »

Dagaal aad u culus oo saaka ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho

dagl January 31, 2012   //   0 Comments

Muqdisho (PV):-saaka arooirtii ayaa dagaal aad u culus waxaa uu ka dhacay deegaanka Jaziira ee duleedka Magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeyay dagaalyahanada Xarakatu shabaabul Mujaahidiin

Continue Reading »

Wasiirka iskaashiga caalamiga Dalka Britain oo Garoowe kula kulmay Madaxweyne xigeenka Puntland iyo socdaal u ku tagay dhowr xarumood +SAWIRO

and January 30, 2012   //   0 Comments

Garoowe (PV):-Wasiirka iskaashiga caalamiga Dalka Britain Anderw Mitchell oo Maanta soo gaaray Magaalada Garowe ayaa saacidihii ugu danbeeyay waxaa uu kulamo la qaatay mas’uuliyiin ka

Continue Reading »

Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Puntland oo u dhoofay Dalka Jabuuti

January 30, 2012   //   0 Comments

Boosaaso (PV):- Mas’uuliyiin Wasaaradaha dowlada ka tirsan ayaa maanta u dhoofay dalka Jabuuti kuwaasoo ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Continue Reading »

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya oo la kulmay jaaliyada Soomaalida ee Roma

January 30, 2012   //   0 Comments

Roma (PV):-Ra’iisulwasaaraha Dowlada KMG ah Soomaaliya Dr.C/weli Maxamed Cali oo dhawaan gaaray dalka Talyaaniga ayaa halkaasi kula kulmay saacidihii ugu danbeyay jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada

Continue Reading »

Wasiir ka tirsan Dowlada Britain oo Maanta soo gaaray Magaalada Garoowe

Juba-11.08.2009-34 January 30, 2012   //   0 Comments

Garowoe (PV):-Magaalada Garoowe ee caasimada Dowlada Puntland waxaa maanta soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Wasiirka iskaashiga iyo horumarinta caalamiga ah ee dalka Britain Andrew Mitchell

Continue Reading »

Next Page »