January 2012 »
Isimo iyo waxgarad maanta u anbabaxay Degmada Baargaal
January 30, 2012 // 0 Comments
Baargaala (PV):-Xubno isugu jirey Isimo iyo waxgarad ka soo jeeda deegaanada Puntland ayaa maanta u anbabaxay degmada Baargaal ee Gobolka Bari halkaasoo dhawaan lagu dilay
Wejiga labaad Shir lagu heshiisiinayo labo beelood oo maanta ka furmay Boosaaso
January 30, 2012 // 0 Comments
Boosaaso (PV):-Magaalada Ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland ee Boosaaso waxaa maanta ka bilowday shir lagu dhex dhexaadinayo labo beelood oo colaadi soo kala dhexgashay. Xarunta maamulka
Maamulka Alshabaab ee Degmada Baardheere oo soo saaray amaro shacabka la dul dhigay
January 30, 2012 // 0 Comments
Baardheere (PV):-Maamulka Degmada baardheere Gobolka Gedo ee ururka la baxay Xarakatu shabaabul Mujaahidiin ayaa amaro dul dhigay bulshada ku dhaqan degmadaasi oo ka mid ah
Dowlada Kenya oo qiratay in saraakiil sar sare looga dilay Dagaalka ay Xarakada Alshabaab kula jiraan
January 30, 2012 // 0 Comments
Nayroobi (PV):-Dowlada Kenya ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u qiratay in saraakiil sar sare ay kaga dhinteen dagaalada ay kula jiraan Ururka Xarakatu
Afhayeenka AMISOM oo cambaareeyay dikii Wariye Fantaastik
January 30, 2012 // 0 Comments
Muqdisho (PV):- Afhayeenka Ciidamada Amisom ee Muqdisho ka howlgala Paddy Ankunda ayaa ka hadlay dilkii doraad Magaalada Muqdisho loogu gaystay wariye Xasan Fantaastik waxaana uu
Journalists, Activists Condemn Somalian Journalist’s Assassinat
January 29, 2012 // 0 CommentsMedia advocacy groups have condemned the murder of Somalia’s Shabelle Media Network Director Hassan Osman Abdi, the network’s third leader to be killed in as
Wasiirka dekadaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo amar dul dhigay milkiilayaasha gaadiidka dhex yaal dekada Boosaaso
January 29, 2012 // 0 Comments
Boosaaso (PV):- shir saxaafadeed oo ay maanta wada jir u qabteen Wasiirka wasaarada dekada iyo gaadiidka Dowlada Puntland Siciid Maxamed Raage, wasiir ku-xigeenka Maxamed Ciise
Dhismaha Dekada Boosaaso oo dayactir lagu wado
January 29, 2012 // 0 Comments
Boosaaso (PV):-Dekada Magaalada Bosoaasoe ee xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha Puntland waxaa maanta si habsami leh uga socda dayactir balaaran oo dhismaha dekadaasi qeybo ka mid
Wasaarada Ciyaaraha Puntland oo ku dhawaaqday xiliga la bilaabi doono tartankii Gobolada
January 29, 2012 // 0 Comments
Garoowe (PV):- war ka soo baxay maanta oo Sabti ah Wasaaradda Cayaaraha Puntland ayaa lagu shaaciyay xiliga uu bilaabmi doono ciyaaraha tartanka cayaaraha gobolada Puntland
Meydka Agaasimihi Raadiyaha Shabelle oo la aasay
January 29, 2012 // 0 Comments
Muqdisho (PV):-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan qabuure ku yaal degmada Wadajir lagu aasay agaasimihii idaacada shabelle ee magaalada Muqdisho Marxuumn Xasan Cusmaan Cabdi (Fantastic)


