February 2012 »

Gudoomiyaha ku xigeenka Gobolka Mudug oo beeniyay warar lagu sheegay in Gaalkacyo lagu arkay meydad isku xiran

GE DIGITAL CAMERA February 29, 2012   //   0 Comments

Gaalkacyo(PV):- Maamulka Gobolka Mudug ayaa beeniyay warar ay maalmahaan danbe faafinayeen warbaahinta qaar kaasoo sheegayay in duleedka Gaalkacyo laga helay maydadka laba ruux oo isku

Continue Reading »

Wasiiro Maanta booqday Magaalada Baydhabo sadex sano kadib kuna soo laabtay Muqdisho

carab February 29, 2012   //   0 Comments

(Puntlandvoice.com):-Mudo sadex sano ka dib ayaa wasiiro ka tirsan dowlada KMG ah Soomaaliya waxa maanta gaareen Magaalada Baydhabo halkaasoo dhawaan ay iskood uga baxeen ciidamada

Continue Reading »

Daawo Sawirada xafladii wafdiga Puntland loogu sameeyay London

IMG_1108-e1330515188472 February 29, 2012   //   0 Comments

   

Jaaliyadda Norway oo si heer sare ah u soo dhoweysey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya

DSC00057 February 29, 2012   //   0 Comments

Oslo (PV):-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa Oslo oo uu halkaas ku joogey booqasho rasmi ah ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway u qabteen xaflad

Continue Reading »

Agaasimihii Idaacadii somaliweyn oo saaka lagu wado in lagu aaso Muqdisho markii xalay lagu dilay Wadajir

agaasime February 29, 2012   //   0 Comments

Muqdisho (PV):-Waxaa saaka lagu wadaa in Muqdisho lagu aaso agaasimihii Idaacadii Somaliweyn Marxuum Abuukar Xasan Kadaf kaasoo xalay kooxo hubeysan ku toogteen Magaalada Muqdisho gaar

Continue Reading »

Boosaaso oo lagu soo bandhigay gaari hub u sidey Dagaalyahanada Sh. Atam

February 29, 2012   //   0 Comments

Boosaaso (PV):-Waxaa shalay saldhiga Boosaaso lagu soo bandhigay gaari nuuxa xamuulka qaada ah kaasoo siday raashin balse saraakiisha Puntland sheegeen in lagu dhex qariyay hub

Continue Reading »

Siminaar Maanta Boosaaso loogu soo xirey Ganacsatada G/Bari

ganacsa February 28, 2012   //   0 Comments

Boosaaso [PV]:-Ganacsatada Gobolka Bari ayaa maanta siminaar loogu soo xirey Magaalada Boosaaso  kaasoo ka dhacay Xarunta Rugta Ganasiga iyo Warshada Puntland ee Boosaaso. Siminaarka waxaa

Continue Reading »

Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo wali booqasho ku jooga Garacad kulamana la leh qeybaha bulshada +SAWIRO

gudoomiye tigey February 28, 2012   //   0 Comments

Jariiban [PV]:- Waxaa weli degmada Jariiban ee Gobolka Mudug booqasho ku jooga Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mr.Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey kaasoo hogaaminaya wafdi uu horkacayay oo

Continue Reading »

Xildhibaan ka tirsan Maamulka Galmudug oo Maanta Gaalkacyo lagu dilay

Bistoolad February 28, 2012   //   0 Comments

Gaalkacyo[PV]:- waxaa maanta koonfurta gaalkacyo lagu dilay xildhibaan ka tirsanaa Maamulka Galmudug kadib markii la toogtay. Kooxo hubeysan ayaa la sheegay inay ninkaasi ugu tageen

Continue Reading »

Wado laami ah oo laga hirgeliyay Boosaaso

laamiddd February 28, 2012   //   0 Comments

Boosaaso [PV]:-Waxaa heer gabo gabo ah soo gaaray wado laami ah oo laga sameynayo gudaha Magaalo xeebeedka Boosaaso kaasoo gasha dekada Boosaaso. Dhismaha wadada laamiga

Continue Reading »

Next Page »