March 2012 »

Boliiska Garoowe oo sameeyay Howlgalo dad iyo qamri badan lagu soo qabqabtay

March 31, 2012   //   0 Comments

Garoowe(PV):-Ciidamada Booliska ee Magaalada Garowe ee Xarunta Dowlada Puntland ayaa sameeyay howlgalo dhanka amniga ah kuwaasoo dad lagu soo qabqabtay . Howlgalka oo xalay dhacay

Continue Reading »

Degmada Rako-raaxo oo maanta si rasmi ah loogu soo afjarayo colaad labo beelood hore u dhexmartay

March 31, 2012   //   0 Comments

Boosaaso (PV):-Wararka aan ka heleyno magaalo xeebeedka Boosaaso ayaa sheegaya in maanta degmada Rako-raaxo lagu qaban doono munaasabad si rasmi ah loogu soo afjarayo colaad

Continue Reading »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay shirkii ICMG lana kulmay Lynn Pascoe

March 31, 2012   //   0 Comments

Muqdisho (PV):-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo jooga Nairobi ayaa 30kii Maarso ka qeybgalay shir aad iyo aad u mihiim ah oo ay soo qaban qaabiyeen Qaramada

Continue Reading »

Xaalada Muqdisho oo maanta degan iyo wadada Afgooye gasha oo saaaka dib loo furey

March 31, 2012   //   0 Comments

Muqdisho (PV):-Waxaa saaka yara degan wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye taasoo shalay ku xirantay dhaqdhaqaaqyo ciidamada Dowlada iyo amidom ay sameeyeen wadadaasi iyo madaafiic

Continue Reading »

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo Garoowe kula kulmay madaxweyne Faroole+Sawiro

faroole March 31, 2012   //   0 Comments

Garoowe (PV):-Wafdi ka socda Midawga Yurub ayaa shalay soo gaaray Deegaanada Puntland gaar ahaan caasimada Garoowe waxaana ay shir la qaateen Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan

Continue Reading »

Dagaal Saala ka socda Dayniile iyo Duqeymo xalay iyo saaka loo gaystay deegaanada loo barakacay (Warbxin faahfaahsan)

zuuu March 30, 2012   //   0 Comments

Muqdisho (PV):-Waxaa saaka dagaalo ay ka socdaan xaafadaha Degmada Dayniile ee Magaalada Muqdisho kaasoo u dhexeeya ciidamada Amisom oo kaashanaya kuwa Dowlada KM ah Soomaaliya

Continue Reading »

Madaxweyne Shariif muxuu ku soo qaatay khudbadii uu ka jeediyay shirka Jaamacada Carabta.

shariff March 30, 2012   //   0 Comments

Baqdaad(PV):- Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa khudbad ka jeediyay shirkii jaamacada Carabta ee ka dhacay Magaalada Baqdaad ee xarunta Dalka Ciraaq.

Continue Reading »

SHIRIB “Maamuus Qaran inoow Maroo, la Muunadeeyo waa Mudnaay Marxuum C/lahi Yusuf”

March 30, 2012   //   0 Comments

Shirib ay beesha Mudulood u tiriyeen Caalim Toban Walxaatoo Miin Ku Taal, Toban kaleeto waa Mudneed Maamuus Qaran inoow Maroo, la Muunadeeyo waa Mudnaay (

Continue Reading »

Wareegto Madaxweyne oo xilka looga qaaday wasiirka Beeraha Dowlada KMG ah

March 30, 2012   //   0 Comments

Muqdisho (PV):-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sh.Axmed ayaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Maxamed Maxamuud Xaaji

Continue Reading »

Odayaal reer Mudug oo sheegay inay ka aqbaleen Madaxweyne Faroole inuu sanad xilka sii hayo

Odayaasha March 29, 2012   //   0 Comments

Gaalkacyo (PV):-Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Odayaasha beelaha Gobolka Mudug ay aqbaleen codsigii madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Faroole  ee ahaa in sanad loogu daro

Continue Reading »

Next Page »