April 2012 »

Ardey saaka lagu dhaawacay Boosaaso

dhawac April 30, 2012   //   0 Comments

Boosaaso(PV):-Magaalada Boosaaso xarun loogu talo galay dhaqan celinta  caruurta laguna barto waxbarashada diiniga ah ayaa saaka waxaa ka dhacay shaqaaqo sababtay dhaawaca ardey badan. Shaqaaqada

Continue Reading »

Taliyaah Taraafikada oo amar dul dhigay gaadiidleyda Xamar

April 30, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Amar cusub ayaa ka soo baxay taliska Taraafikada dowlada KMG ah Soomaaliya kaasoo si gaar ah ugu socdey gaadiidleyda Magaalada Muqdisho. Taliyaha Taraafikada Cali Xirsi

Continue Reading »

Shabaabka Gedo oo la wareegay Idaacad ku taal Magaalada Baardheere

April 30, 2012   //   0 Comments

Baardheere(PV):-Wararka saaka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Alshabab ee Magaalada baardheeere ku sugan inay xoog kula waregeeen xarunta idaacada Markabley ee

Continue Reading »

Musharaxa Madaxweynaha somalia Haji Mohamed Yasin Ismail oo casho sharaf loogu Sameeyey dalka Malaysia kuna dhawaaqay Xul-Qaran. (Sawiro)

musharax April 30, 2012   //   0 Comments

Malaysia(pv):- Musharax Haji Mohamed Yasin ayaa casho sharaf aad u heer sareesa loogu dhigay hotelka shirarka ee al-rawsha ee dalka malaysia ayaa waxaa ka soo

Continue Reading »

Sheekh Cali dheere oo ka hadlay sarkaalkii ajanabiga ahaa ee lagu dilay Puntland

Spokesman-sheikh-Ali-Deere April 30, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Afhayeenka Xarakada Alshabaab sh.Cali dheere ayaa ka hadlay sarkaalkii lagu ajanabiga ahaa ee lagu dilay dhawaan duleedka degmada Isku shuban ee Puntland kaasoo u dhashay

Continue Reading »

Suldaan reer Puntland oo dowlada Puntland ku dhaliilay qaabka loo xulay isimada Muqdisho u safray

April 29, 2012   //   0 Comments

(puntlandvoice.com):-Mid ka mid suldaanada reer Puntland oo lagu magacaabo Suldaan keenadiid ayaa maanta ka dhawaajiyay inaan cadaalad lagu xulin isimada u anbabaxaya Muqdisho ay uga

Continue Reading »

Wasaarada Amniga Puntland maxay ka tiri koonfur afrikaankii lagu dilay Puntland

April 29, 2012   //   0 Comments

Garoowe(PV):-Waxaa markii ugu war ka soo baxay Dowladda Puntland kaasoo looga hadlayo dilkii Lodewyk Pietersen oo ahaa  tababare u dhashay dalka Koonfur afrika islamarkaana gacan

Continue Reading »

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda oo maanta kulan la qaatay Bulshada Rayidka ah.(Sawiro)

IMG_3521 April 29, 2012   //   0 Comments

Muqdisho, Axad, April 23, 2012—– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta kulan la qaatay Uraradda Bulshada Rayidka

Continue Reading »

Qarax Maanta ka dhacay Kaniisad ku taal Nayroobi+Sawiro

An injured victim waits for treatment after an explosion inside a church in Nairobi April 29, 2012   //   0 Comments

Nayroobi(PV):-Qarax loo  adeegsaday bam gacmeed ayaa maanta lagu weeraray kaniisad ku taal Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya. Qarxaani oo lagu soo aadiyay maanta oo axad

Continue Reading »

Askar Dowlada KMG ka tirsanaa oo Maanta lagu laayay isgoyska Maanboolyo

April 29, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Waxaa maanta goor dhow lagu laayay isgoyska maanboolyo ee kala qeubiya degmooyinka shibis  iyo Boondheere askar dowlada KMG ah Soomaaliya ka tirsan. Ilaa sedex askari

Continue Reading »

Next Page »