April 2012 »
Agaasimaha idaacada Codka Nabada ee Boosaasoo oo Xalay dib u helay xoriyadiisa
April 29, 2012 // 0 CommentsBoosaaso(PV):-Cawke C/laahi Cali Agaasimaha Idaacadda Codka Nabada ee Magaalada Boosaaso ayaa xalay laga sii daayay xabsi ku yaal magaalada Boosaaso halkaasoo uu waqtiyadii u danbeeyay
Qaraxyo dhimasho badan sababay oo xalay lagu weeraray shineemo ku taal fagaaraha Teribuunka
Waxaa xalay Bam gacmeedyo lagu weeraray Shineemo ku taal degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga fagaaraha teribuunka halkaasoo ay dad badani ku geeriyoodeen.
Nin habeen qura la aqal galay 2 Gabdhood oo adeeradiis ay kala dhaleen +SAWIRO
Dalka ciraaq ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday arin la yaab leh ka dib markii nin ku nool dalkaas uu habeen qura la wada
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Gobolka Nugaal oo xukuno kala duwan ku riday askar daraawiishta ka tirsan
April 28, 2012 // 0 CommentsGaroowe (PV):-Ciidamo ka tirsan Darawiishta puntland ayaa maanta lagu maxkamadeeyay Magaalada Garoowe kadib markii ay dacwadooda qaaday Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ee Gobolka Nugaal Maxkamada
Shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay Garoonka C/laahi Yuusuf
April 28, 2012 // 0 Comments(Gaalkacyo):-Garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ee C/laahi Yuusuf waxaa maanta ka dhacay shil diyaaradeed kadib markii diyaarada Juba oo dooneysay inay dad ka duusho garoonkaasi ay
Ciidamada Kenya oo maanta duqeyn ka gaystay duleedka deegaanka Taabto ee gobolada Jubooyinka
April 28, 2012 // 0 Comments(Taabto.com):-Baabuurta Gaashaaman iyo madaafiicda goobta ee dalka Kenya ayaa maanta uqeymo ka gaystay gobolka Jubada hoose gaar ahaan duleedka deegaanka Taabto. Madaafiic badan ayay la
Xubin isu diyaarinayay ka mid noqoshada ergooyinka ansixinaya dastuurka oo Muqdisho lagu dilay
April 28, 2012 // 0 CommentsMuqdisho(PV):-Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu dilay aqoonyahan soomaaliyeed oo sida la sheegay isu diyaarin ka mid noqoshada ergooyinka ansixinaya dastuurka cusub ee Soomaalida loo soo
Meydka Sarkaalkii u dhashay dalka Mareykanka ee lagu diley Gobolka Bari oo lagu wado in Maanta Jabuuti la gaarsiiyo
April 28, 2012 // 0 CommentsIsku shuban(PV):- Waxaa Duleedka Degmo xeebeedka isku shuban lagu dilay sarkaal u dhashay Dalka Mareykanka kaasooi ka tirsanaa Shirkada qaabilsan dhinaca ammaanka iyo tababarka ee
Shir looga hadlayay kor u qaadida afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Garoowe +Sawiro
Garoow(PV):-shir lagu daahfurayay kor u qaadida afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo lagu qabtay xarunta Dugsiga sare ee Gabool.iyadoo ay goob joog ahaayeen masuuliyiin ay ka
Gudiga amniga Gobolka Nugaal oo shirkoodii caadiga ahaa ku yeeshay Garoowe iyo go’aamo laga soo saaray
April 26, 2012 // 0 CommentsGaroowe(PV):- Gudiga amniga gobolka nugaal oo ay xubno ka yihiin Maamulka Gobolka ,kan degmadda,Qaybta booliska Gobolka,Saldhigyada & Sirdoonka Gobolka Nugaal ayaa maanta yeeshay shirkooda caadiga
