May 2012 »
Xuseen Khaliif Xaaji Jamac oo lagu wado inuu Cawada ku dhawaaqo Musharaxnimadiisa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya
May 31, 2012 // 0 Comments
Xuseen Khaliif Xaaji jamac ayaa caawa lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqi doona inuu u tartami doono Madaxweynanimada Soomaaliya bisha August, Musharaxa
Qaar ka ragii lagu soo qabtay Xaafuun oo la sii daayay markii la ogaaday inay kaluumesato yihiin
May 31, 2012 // 0 CommentsGaroowe(PV):-Wasiirka wasaaradda amniga ee Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan ayaa daboolka ka qaaday in ragii lagu soo qabtay Xaafuun ay qaarkood yihiin kaluumeysato. Wasiirka waxaa
Shirkii maanta ee Golaha Wasiiradda(Warsaxaafadeed)
May 31, 2012 // 0 Comments(Muqdisho, 31 May 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen
Xuseen Khaliif Xaaji Jamac oo lagu wado inuu Cawada ku dhawaaqo Musharaxnimadiisa Xilka Madaxweynaha Soomaaliya
May 31, 2012 // 0 CommentsXuseen Khaliif Xaaji jamac ayaa caawa lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqi doona inuu u tartami doono Madaxweynanimada Soomaaliya bisha August, Musharaxa ayaa
Duqa Magaalada Gaalkacyo oo ka hadlay kooxo loo qabqabtay qaraxii shalay
May 31, 2012 // 0 CommentsGaalkacyto(PV):-Duqa Magaalada Gaalkacyo Siciid Cabdi Faarax oo wareysi siiyay idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarixii shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ay dad
WAR DEG DEG AH: Shirkii istanbul oo goor dhow furmay iyo Ra’iisulwasaare Gaas oo khudbad jeediyay
May 31, 2012 // 0 CommentsIstanbul(PV):-Waxaa saaka si rasnmi ah uga furmay magaalada Istanbul shirkii kooxaha Soomaalida ay lahaayeen kaasoo socon doona mudo labo cisho ah. Shirka waxaa furitaankiisa ka
Degmada Afmadow oo ay ka baxeen Dagaalyahanadii Alshabaab
May 31, 2012 // 0 CommentsAfmadow(PV):-Wararka saaka ka imaanaya degmada Afmadow ee gobolka jubada hoose ayaa sheegaya in dagaal saaka uu ka qarxay duleedka degmada Afmadow halkaasoo ay fariisin ku
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe oo si weyn u soo dhaweeyay shirka kooxaha Soomaalida ee Dalka Turkiga
May 31, 2012 // 0 CommentsIstanbul(PV):-Ban ki Moon oo ah Xog’hayaha guud ee Q,M ayaa ka hadlay shirka Maanta u furmaya dhinacyada Soomaalida kaasoo ay soo qaban qaabisay dowlada Turkiga.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Turkiga
May 31, 2012 // 0 CommentsRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa kulan dheer la qaatay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Dalka Turkiga
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la hadlay Madax Dhaqameedyada iyo Bulshada Rayidka ah
May 31, 2012 // 0 CommentsRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la hadlay Madax Dhaqameedyada iyo Bulshada Rayidka ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo ku sugan magaalada Istanbul ee
