May 2012 »

Shirkii bulshada rayidka iyo oday dhaqameedyada oo lagu soo afjarey Istanbul

May 31, 2012   //   0 Comments

Istanbul(pv):-Wararka laga helayo magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in la soo afjarey xalay shirkii Odey dhaqameedyada iyo ururada Bulshada rayidka ah kaasoo mudo

Continue Reading »

Wafdiga wasiirka dekadaha Puntland oo booqday xabsiyada ay ku jiraan burcad badeeda ee Magaalada Victoria+SAWIRO

XABSIGA May 30, 2012   //   0 Comments

(Victoria):-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Dekadaha,Gadiidka badda iyo Ladagaalanka Burcad Badeedka Puntland Eng,Siciid Maxamed Raage ayaa booqday xabsiyada burcad badeeda Soomaalidu ku jiraan ee magaalada Victoria

Continue Reading »

Wasiirka Dekadaha ,Gadiid Badda & La dagaalanka Burcad Badeedka puntland oo Dalka Seychelles kula kulmay Wasiirdalkaasi ka tirsan+Sawiro

WAS May 30, 2012   //   0 Comments

(Victoria):-Waftigan oo ka kooban Wasiirka Dekadaha,Gadiidka badda iyo Ladagaalanka Burcad Badeedka , Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland iyo Sariil ka socotay Hay’adda UNODC xafiisyadooda Nairobi, Garowe

Continue Reading »

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo ogolaaday ka qeybgalka shirka Istanbul

May 30, 2012   //   0 Comments

adis ababa(PV):-Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Faroole iyo Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa aqbalay inay ka qeybgalaan shirka istanbul kadib markii dhawaan shaaciyeen inay qaadaceen shirkaasi. Madaxweynaha

Continue Reading »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta soo gaaray magaalada Istanbul

DSCN2266 May 30, 2012   //   0 Comments

Istanbul(PV):-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe soo gaaray magaalada Istanbul ee caasimadda labaad

Continue Reading »

WAR DEGDEG AH: Qarax khasare nafeed gaystay oo saaka ka dhacay W/gaalkacyo iyo ninkii aasay oo la toogtay

qarax May 30, 2012   //   0 Comments

(Gaalkacyo):-Wararka goor dhow oo saaka ah naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in qarax aad u xoogan oo askari ku

Continue Reading »

WAR DEG DEG AH:Xoogaga alshabaab oo Maanta wadada u galay wafdiga Madaxweyne shariif ee ka soo laabtay Magaalada Afgooye

breaking_news May 29, 2012   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Ciidamo ka tirsan Xoogaga Alshabaab ayaa la sheegay inay goor dhow oo maanta ah wadada u galeen wafdiga Madaxweyne shariif markii uu ka soo laabtay

Continue Reading »

Shirkii odayaasha Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka oo maalintii labaad si habsami leh uga soconaya Istanbul iyo 4 kooxood oo loo qeybiyay+sawiro

ODAY May 29, 2012   //   0 Comments

Istanbul, May 29, 2012—- Shirkii odayaasha dhaqanka iyo ururada Bulshada Rayidka ah ayaa maanta maalintii labaad si habsami leh uga soconaya magaalada Istanbuul ee dalka

Continue Reading »

Qaar ka mid isimada Puntland oo Garoowe ka soo saaray go’aano ay ka gaareen shirka Istanbul

isimada May 29, 2012   //   0 Comments

Garoowe(PV):-Xubno badan oo ka mid ah isimada Puntland ayaa Garoowe ka soo saaray go’aamo ay ka gaareen shirka istanbul ee dalka Turkiga kaasoo la sheegay

Continue Reading »

WAR DEG DEG AH : Aqoonyahan Dr. Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac oo berito ku dhawaaqaya inuu yahay Musharax Madaxeyne

xuseen May 29, 2012   //   0 Comments

Aqoonyahanka caanka ah ee Soomaaliyeed Dr. Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac ayaa berito lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo inuu u taagan yahay ama

Continue Reading »

« Previous PageNext Page »