June 2012 »
Wasiir ku xigeenka Beeraha Puntland oo booqday dhul beereedka Gobolka Nugaal+SAWIRO
Garoowe(PV):-Wasiir xigeenka Beeraha Puntland Maxamed Maxamed Sheekh Ibraahim iyo xubno kale oo isagu uu horkacayay ayaa booqday dhul beereedka Gobolka Nugaa. Wasiirka meelihii uu tagay
Madaxweynaha Dowlada KMG ah iyo Wafdi uu horkacayo oo Maanta oo maanta booqday Degmada Balcad
(Balcad(PV):-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya SAhariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqday magaalada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe halkaasoo dhawaan Dowladu kala wareegtay Xoogagaga
Dhac maanta loo gaystay Shirkada Xawilaada Mustaqbal xarunteeda Degmada Waaberi
June 30, 2012 // 0 CommentsMuqdisho(PV):-Rag xirnaa dareyska ciidamada Dowlada ayaa maanta galay kadibna dhac u gaystay shirkada xawilaada Mustaqblka faraceeda Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho iyagoo halkaasi ka qaatay
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac oo Boqlaal dadweyne ah kula hadlay Koonfurta Gaalkacyo iyo Garoowe +SAWIRO
Garoowe(PV):- Musharaxa Madaxweynaha Mustaqbalka Soomaaliya ee la filayo in dhawaan la doorto Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac oo maalmahaan socdaal ku kala bixinayay magaalooyin kala duwan
Madaxweyne Faroole ” Puntland ma aqoonsana wixii ka soo baxa shirka ay yeesheen Shariif iyo Siilaanyo”
Dubai(PV):-Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay shirkii shalay dhexmaray Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed
Boqolaal ka tiran Milataarka Dalka Jabuuti oo ka degay Baladweyne
Baladweyne (PV):-Ciidamo dheereaad ah oo ka socda dowlada Jabuuti ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasoo boqolaal gaaraya iyagoo ku biirey ciidamo yar oo
Maxkamada Ciidamada Puntland oo maanta amar cusub ka soo saartay hubka
June 28, 2012 // 0 CommentsGaroowe(PV):-War maanta ka soo baxay axkamada Ciidamada qlabka sdda ee Puntland ayaa maanta amar cusub ka soo saartay hubka magaalooyinka lagu dhex qaadanayo. Guddoomiyaha Maxkamadda
Shirka Golaha Wasiirada ee Maanta maxaa looga hadlay
Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga Cabdiwahaab Ugaas
Masaajid Garoowe ku yaal oo laga bilaabay barnaamij looga faa’ ideenaayo arday boqolaal gaareysa +SAWIRO
Garoowe(PV):-Waxaa Magaalada Garoowe masaajid ku yaal si rasmi ah uga bilowday barnaamij looga faa’ ideenaayo arday garaysa ilaa 620. Masaajidka oo lagu magacaabo Al- Huda
Shariif iyo Siilaanyo oo Maanta ku shirey Magaalada Dubai (maxaa ka soo baxay)+SAWIRO
Dubai(PV):-Wararka ka imaanaya Magaalada Dubai ayaa sheegaya in maanta markii ugu horeysay ay wada hadleen Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha Maamulka
