News

abwaan Baarleex oo Dawladda Soomaaliya ka codsaday in Gar Gaar Caafimaad loo fidiyo

Abwaan Cabdullahi Xirsi Baarleex , oo muddooyinkii dambe ku xannuunsanayay magaalada Hargeysa ayaa Axaddii shalay gaaray magaalada Muqdisho, halka waxaa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin sare oo dowladda dhexe ka tirsan.

Baarleex ayaa dowladda iyo mas’uuliyiintii soo dhaweeyay u mahadceliyay, wuxuuna ku ammaanay sida dhaqsada ah ee dowladda ay uga soo jawaabtay codsigii uu ku dalbanayay in laga caawiyo siddii uu ku heli lahaa daryeel caafimaad.
abwaanka ayaa dawladda ayaa shacabka soomaaliyeed ka codsaday in laga taageero, lagana caawiyo sidduu u heli lahaa caafimaad, abawaanka ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey ku xanuusanayey Magaaladda hargaysa,