digg icon delicious icon

Arab envoys to hold extraordinary meeting on Somalia soon

February 9, 2012   //     //   News in English

Kuwait News Agency (KUNA)
Thursday, February 09, 2012

CAIRO – (KUNA) — Permanent delegates at the Arab League are set to hold an extraordinary meeting here on February 19 to discuss the latest developments in Somalia.

During their meeting, the Arab representatives will seek to coordinate positions ahead of an international conference on Somalia due in London on February 23, a diplomatic source of the Arab League said in a news release.

The source stressed the significance of the meeting, saying it would discuss how to help Somalia, in cooperation with international organizations, in restoring security and stability and pushing forward the political process there.

Source: KUNA

Madaxweyne Shariif oo ka hadlay qaraxii shalay ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (PV):- Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku qoran afka ingriiska waxaa uu kaga hadlay qaraxii ismaadaaminta ahaa ee shalay ka dhacay meel u dhow madaxtooyada kaasoo dad badan ay ku dhinteen.

Madaxweynaha oo wax laga naxo ku tilmaamay qaraxaasi oo ay ka danbeeyeen xarakada Alshabaab ayaa dhanka kale canbaareeyay qaraxaasi,waxaa sidoo kale qaraxa canbaareeyay taliska Amisom ee Muqdisho.

Warka Madaxweynaha ka soo baxay waxaa ku jirey inaysan u dulqaadan doonin falalka ceynkaasi oo kale ah isagoona ku tilmaamay inuu ahaa falkaasi mid fuleynimo islamarkaana dad badan lagu galaaftay noloshooda.

Madaxweyne Shariif iyo Taliska amiso ayaa is isku mid ah waxaa ay u tacsi ugu direen qoysaskii 13-qof oo qaraxii shalay ku dhintay, iyagoo u rajeeyay caafimaad deg-deg ah dadkii ku dhaawacmay kuwaasoo ka badan 10 qofoof .

Qaraxa shalay ka dhacay Muqdisho gaar ahaan afaafka hore Hotel Muna oo u dhow madaxtooyada ayaa waxaa sheegtay Afhayeeka Alshabaa inay iyagu ka danbeeyeen waxaana uu daboolka ka qaaday inay ku dileen qaraxaasi jawaasiis badan iyo askar u shaqeyneysay Dowlada KMG ah iyo waliba xildhibaano iyagana dhaawacyo ay ka soo gaareen weerarkaasi.

Xafiiska Muqdisho
puntlandvoice.com

Readers Comments (0)