Author: admin

UAE: XAWAALADDA IFTIN EXPRESS (WAR MUR-TIYEED)

UAE: XAWAALADDA IFTIN EXPRESS (WAR MUR-TIYEED)

Waxaa dhamaan macaamiisha Shirkada Iftin Express loogu bishaaraynayaa in ay shirkadu balaarisay adeegyadii ay u haysay Ummada Soomaaliyeed ka dib markii ay shirkadu ku soo xirmeen macaamiil faradabadan. Si hadaba loo daboolo baahida macaamiisha ayaa waxaa maamulka shirkadu sameeyeen isbadaladaan: […]