Author: admin

Kenyaati badan oo lagu laayay Magaalada Gaarisa

Kenyaati badan oo lagu laayay Magaalada Gaarisa

Gaarisa (AB):-Wararka laga helayo Magaalada Gaarisa ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in weerara qaraxyo loo adeegsaday oo magaaladaasi xalay ka dhacay ay sababeen dhimashada Kenyaati badan. Wararka ayaa tilmaamaya in ugu yaraan 5 kenyaati ah dhinteen xalay markii weeraro kala […]

Shirkii IGAD oo Maanta ka furmay Dalka Itoobiya

Shirkii IGAD oo Maanta ka furmay Dalka Itoobiya

Adis ababa (AB):-Waxaa Maanta si rasmi ah uga furmay Dalka Itoobiya shirkii Madaxda dalalka IGAD ay ku balansanaayeen kaasoo ay ka soo qeybgaleen madaxweynayaasha inta badan dalalka ku jira Ururka Goboleedka IGAD. Waxyaabaha shirkaasi looga hadli doono galabta ayaa la […]