Author: admin

Duqeymo Khasaaro dhaliyey oo Ka dhacay Waqooyiga Muqdisho

Duqeymo Khasaaro dhaliyey oo Ka dhacay Waqooyiga Muqdisho

Galabnimadi maanta waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay duqeymo xoogan oo dhaliyey khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Duqeymahaan ayaa waxaa ay ka dhaceen Waqooyiga magaaladaasi gaar ahaan xaafadaha lagu kala magacaabo Yaqshiid,C/casiis,Shibiis iyo Kaaran. Saraakiisha Caafimaadka oo aan xirriro kala […]