Author: admin1

Baabuur iyo Ciidan ka soo Goostay Maamulka Soomaliland

Baabuur iyo Ciidan ka soo Goostay Maamulka Soomaliland

Gaarigii uu Ciidanka Booliiska Laascaanood kala soo baxsaday C/risaaq Aadan Geele oo Magaaladda Garoowe soo gaaray. Gudoomiyaha Sool ee dhanka Puntland C/laahi Aadan Geele oo Darawalka gaariga la soo fakaday ay walaalo yihiin iyo Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne ayaa […]

Gudoomiyihii degmadda Baardheere oo Xilkii laga qaaday

Gudoomiyihii degmadda Baardheere oo Xilkii laga qaaday

Wareegto kasoo baxdey xafiiska Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha ee Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa xilka lagaga qaadey mudane Cabdullaahi Nuur Xasan (Cadow) oo ahaa gudoomiyaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo . Isla wareegtadan ayuu wasiir ku xigeenku ku […]