Author: admin1

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo La Qaatay Madaxda Africa

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo La Qaatay Madaxda Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda ka qeybgalaysa Shir-Madaxeedka 30-aad ee Ururka Midowga Afrika ee ka dhacaya Magaalada Addis Ababa, waxaana uu la kulmay Madaxweyneyaasha waddamo ay […]

Culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray Colaadda  Tukaraq

Culimada Soomaaliyeed oo baaq ka soo saaray Colaadda Tukaraq

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa War-saxaafadeed ka saaray Colaadda Deegaanka Tukaraq kadib markii ay kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho, Kulankaasi oo ay kaga hadleen Colaadda ka jirta deegaanka Tukaraq. Waxa ay ugu baaqeen Culimada Maamulada Somaliland iyo Puntland in ay khilaafkooda […]