Author: admin1

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Boqorka Sucuudiga

Madaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Boqorka Sucuudiga

Madaxweynaha Soomalia Maxamad C/llahi Farmaaj iy Wafdi balaaran oo uu horkacaayo ayaa waxaa si diirran loogu soo dhaweeyay Magaalada Dammaam ee Bqortooyada Sacuudiga Halkaasi oo uu madaxweynaha kaga qeyb gali doono Shirka 29-aad ee Madaxda Wadamada Jaamacadda Carabta. Sidoo kale […]

Shirkii Gollaha Haldoor oo lagu qabtay Boosaaso

Madasha Haldoor ayaa caawa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ku qabatay kulan loogu magac daray Ka soo qeyb galayaasha fagaaraha saddexaad ee Madasha Haldoor, kaas oo looga hadlayey “Hal-abuurka Ganacsiga”. Kulanka waxaa lagu sheegay in dalku fursado badan leeyahay […]