Author: admin1

Shirkii Dhuusamareeb oo dib loo dhigay

Shirkii Dhuusamareeb oo dib loo dhigay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb, halkaas oo la sheegay in uu kulamo la leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada. Dhanka kale waxaa dib u dhac ku yimid shirkii mideynta dowlad goboleedka Galmudug iyo maamulka Ahlu […]

Haweenay guurka ka dooratay dhaqashada Sac Lab ah

Haweenay guurka ka dooratay dhaqashada Sac Lab ah

Gabadha lagu magacaabo Selverani Kanagarasu oo u dhalatay dalka Hindiya, ahna 48 jir waligeed ma aysan guursanin, waxayna guurka ka xulatay daryeelka dibbi ka qeybqaata tartanka hardida ee ka dhaca gobolka ay ku nooshahay ee Tamil Nadu. Gobolkan waxaa ka […]

Madaxweyne Gaas oo ku Wajahan Magaaladda Dhuuso Mareeb

Madaxweyne Gaas oo ku Wajahan Magaaladda Dhuuso Mareeb

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ku wajahan Magaaladda Dhuuso Mareeb ee Xarunta Gobolka Gal-Guduud, Madaxweyne Gaas ayaa Qayb ka Noqon Doona kana Qayb Qali doona, heeshiiska ay kala Saxiixan Doonan, Maamuladda Gal-Mudug iyo Ahlu-Suna, Heshiiska waxaa […]

Maydadka Tahriibayaal laga helay xeebaha Spain

Maydadka Tahriibayaal laga helay xeebaha Spain

7 qof oo Tahriibayaal Afrikan ah ayaa ku dhintay Jasiirada Lanzarote, Canary iyaga oo isku dayaya in ay gaaraan dalka Spain,sida ay booliiska dalkaasi sheegeen. Shan nin ayaa maydkooda laga dhex helay dooni meel xeeb ah. Booliiska ayaa waxay sheegeen […]

Sheekh Umal oo Soo Gaaray Magaaladda Kismaayo

Caalimka weyn ee Soomaaliyeed, Sh. Maxamed Macalin Cabdi (Sh. Umal) iyo wafti culimo ah uu hogaaminaayo oo ka tagay dalka Kenya ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay gagida diyaaradaha ee garoonka Caalamiga ee Kismaayo. Sh. Umal ayaa ku soo […]