Author: admin1

Wasiirka Qorshaynta soomaaliya oo soo Gaaray Garoowe

Wasiirka Qorshaynta soomaaliya oo soo Gaaray Garoowe

Wasiirka qorshaynta iyo maal gashiga soomaaliya Jamaal maxamed Xasan ayaa saaka soo gaaray magaaladda Garroowe ee Caasimadda Puntland, wasiirka waxaa ku soo dhaweeyey garoonka wasiirka qorshaynta Puntland Shire Xaaji Faarax, iyo marti sharaf kale, wasiirka ayaa uga mahad celiyey soo […]

Shirkii Golayaasha Sharci Dejinta Ee Baydhabo oo Qodobo laga Soo Saaray

Shirkii Golayaasha Sharci Dejinta Ee Baydhabo oo Qodobo laga Soo Saaray

doGolaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta ayaa kulankoodii 4-aad ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed 26kii ilaa 29ka Diseembar 2017, waxaana ka soo qaybgalay: Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya: 1. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, MudaneMaxamed Sheekh Cusmaan […]