Author: admin1

Dawladda Puntland oo Ciidamo u Dirtay Hawdka Cagaare

Dawladda Puntland oo Ciidamo u Dirtay Hawdka Cagaare

kadib markii dagaalo aad u qaraar ay ka dheceen deegaanka Gumburka Cagaare ee Xadka Goboladda Sool iyo Nugaal, kasoo maleeshiyo beeleedyo u dhexeeya, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo Dhawaacba leh, Dawladda Puntland ayaa halkaas u dirtay Cutubyo ka Tirsan […]

Alshabaab oo weeraray Degmadda Afgooye

Alshabaab oo weeraray Degmadda Afgooye

Dagaalamayaal hubeysan oo ka tirsan alshabaab ayaa xalay dagaal culus kusoo qaaday dagmada afgooye ee gobolka shabeellada hoose. Alshabaab dagaalka waxa ay si toos ah ugu qaadeen saldhigga ay duleedka dagmada afgooye ku leeyihiin ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Amisom […]

Jubaland oo Finalka Koobka u soo Baxday

Jubaland oo Finalka Koobka u soo Baxday

waxaa galabta kuwada Ciyaaray studium Moqdishu Xulalka Jubland iyo Koonfur Galbeed Ciyartaas oo ahayd mid aad loo wada Sugayey ahaydna mid aad u adkayd ayaa waxaaa Fooda isku Daray maamuladda Jubaland iyo Puntland, Ciyaartaan oo ahayd labada kooxood tii soo […]

C/raxmaan C/shakuur oo Maxkamad la soo Tagay

C/raxmaan C/shakuur oo Maxkamad la soo Tagay

Go’aanka Maxkamadda Gobolka Banaadir: Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo gaba gabeeysay Dhageysigii dacwadii ay soo gudbisay xeer-ilaalinta qaranka ee loo heystay siyaasiga C/raxmaan cabi shakuur warsame. Maxkamadda aaa xafiiska xeer-ilaalinta ka dalbatay in cadeymo ay horkeento maxkamadda si kiiska loo […]