Author: admin1

Madaxweyne Muuse Biixi oo Maanta Xilka la wareegaya

Madaxweyne Muuse Biixi oo Maanta Xilka la wareegaya

13 Dec (PuntlandVoice) Waxaa maanta oo 13 Dec 2017, xilka madaxweynaha Soomaaliland loo dhaarin doonaa lana wareegi doona madaxweynaha dhawaan la doortay ee Muuse Biixi Cabdi, kadib tartan adag oo dhexmaray Xisbiyadda wadani iyo kulmiye kuwaasoo ku loolamay tartankii Madaxtooyadda […]

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo soo Gaaray Garoowe

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo soo Gaaray Garoowe

11 Dec (Puntlandvoice) Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Cabdiweli jaamac Xuseen Gorod ayaa soo gaaray magaaladda Garowe waxaana taliyaha safarkiisa ku wehelinayey wafti ka socda wasaaradda Gaashaan dhigga Soomaaliya, taliyaha waxaa Airaporka ku soo dhaweeyey taliyaha ciidamadda Daraawiishta […]