diyeeshe »

Xubin ka tirsanaa Gudiga Doorashooyinka Puntland oo maanta ku dhawaaqay inuu is casilay

June 17, 2013   //   0 Comments

Garowe(PV):-Danjirihii hore Yuusuf Xaaji Saciid (Madaxay) oo xubin ka ahaa guddiga kumeel-gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta baahiyay inuu ka iska casilay xilkaasi. Danjire

Continue Reading »

Wasiir ka tirsan Puntland oo Muqdisho gaaray si uu uga qeybgalo shir berito furmaya

juxa June 17, 2013   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Waxaa Magaalada Muqdisho gaaray Wasiirka waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa waxaana la socda mas’uuliyiin kale. Wasdiirka iyo wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay ka qeybgalan

Continue Reading »

Ciidamada Jabuuti oo bilaabay dhaq dhaqaaq milateri oo ka baxsan Baladweyne

jabuuti June 17, 2013   //   0 Comments

Muqdsho(PV):-Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Dowlada Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan iyo kuwa Amisom ee Jabuuti inay maanta

Continue Reading »

Dhacdooyin la yaableh oo maanta ka dhacday magaalada Baydhabo

dil June 17, 2013   //   0 Comments

Baydhabo(PV):-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in labo dhacdo oo la yaab leh ay maanta ka dhaceen magaaladaasi. Xaafada Horseed

Continue Reading »

Howlgal ciidamada Dowlada ay saaka ka fuliyeen xaafadaha Degmada Howlwadaag

howlgal June 17, 2013   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Ciidamada Boliiska Amisom, kuwa Dowlada Soomaaliya iyo waliba nabnad sugida Dowlada ayaa saaka ku kalahay xaafadaha degmada Hodan halkaasoo ay ka wadaan howlgalo. xaafadaha warshada

Continue Reading »

Madaafiic xalay lagu garaacay Madaxtooyada iyo khasaare ka dhashay

June 17, 2013   //   0 Comments

Muqdisho(PV):-Waxaa xalay waqti danbe madaafiic ilaa 5 xabo ah lagu garaacay madaxtooyada Soomaaliya kuwaasoo gaystay khasaare nafeed. Madaaficda waxaa la sheegay inay badanood ku dheceen

Continue Reading »

Gaalkacyo iyo Garoowe oo Maanta lagu qabtay xuska Maalinta Caruurta Afrika +SAWIRO

caruurta June 16, 2013   //   0 Comments

Gaalkacyo(PV):-Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay maalinta caruurta Afrika,iyadoo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin iyo qeybaha bulshada qaarkood.

Continue Reading »

Nabadoon maanta lagu dilay duleedka Baydhabo

askari_DKMG1-300x238 June 16, 2013   //   0 Comments

Baydhabo(PV):-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in maanta duleedka Magaaladaasi lagu dilay nin nabadoon ahaa kaasoo uu gacantiisa ku toogtay

Continue Reading »

Madaxweyne Axmed Madoobe oo u dhoofay Adis ababa+SAWIRO

axmed madobe June 16, 2013   //   0 Comments

Kismaayo(PV):-Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmaed Maxamed Islaan Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Adis ababa ee xarunta dalka

Continue Reading »

Madaxweynaha Puntland oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyay magaalada Melbourne +SAWIRO

IMG_8834 June 16, 2013   //   0 Comments

Melbourne(PV):-Wararka ka imaanaya dalka Australia oo maalmahaan danbe uu ku sugnaa Madaxweynaha Dowlada Puntland C/raxmaan Faroole ayaa sheegaya in xalay xaflad soo dhaweyn ah loogu

Continue Reading »

Next Page »