Halkaan ka daawo Madaxwaynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo garowe kula kulmay Hay’ado Caalami ah
Author: diyeeshe
DAAWO VIDEO: Axmed Cabdi Xaabsade oo garoowe lagu soo Dhaweeyay
Halkaan ka daawo Axmed Cabdi Xaabsade oo garoowe lagu soo Dhaweeyay
DAAWO VIDEO: Madaxwayne Xasan Sh Maxamud oo lagu hor mudaaharaaday dalka mareykanka
Halkaan ka daawo Madaxwayne Xasan Sh Maxamud oo lagu hor mudaaharaaday dalka mareykanka
DAAWO VIDEO: Maamulka Ahlu Sunna Wal Jameeca oo ka soo horjeestay heshiiskii maamul u sameynta gobollada dhexe
Halkaan ka daawo Maamulka Ahlu Sunna Wal Jameeca oo ka soo horjeestay heshiiskii maamul u sameynta gobollada dhexe
Xildhibaan Soomaaliyeed oo waxaan la aqbali karin ku tilmaamay in gobolka Mudug lagu darsado Maamulka Gobolada dhexe
Garowe(PV):-Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya si gaar ahna uga soo jeeda deegaanada Puntland ayaa ka dhawaajiyay inaaney aqbali karin maamulka lagu mideynayo gobolada dhexe. “ma aqbali karno in gobolka Mudug la raacsho maamulka loo sameynayo […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Soomaaliya Wax badan ka faa’iidday Shirkii Washinton
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay wareysi gaar ah siiyay Radio Bar-kulan ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan ka faa’idday shirka madaxda Afrika iyo Mareykanka ee shalay lagusoo gabagabeeyay magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka. Shirka oo uu […]
R/wsaare C/weli “Waxaan Bogaadinayaa Go’aanka Ximan Iyo Xeeb Ugu Soo Biirtay Heshiishka Gobollada Dhexe
.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta bogaadiyey go’aanka Maamulka Ximan iyo Xeeb ugu soo biiray Heshiishka Maamul-u-samaynta Gobollada Dhexe ee Soomaaliya oo ay garwadeen ka tahay Xukuumadda Federaalka, kaasi oo dhabbaha u xaaraya in […]
Mudaaharaad ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh jimcaha ka dhici doona Miniapolis
Guddiga Qabanqaabada Mudaaharaadka looga soo horjeedo Madaxweynaha Dowladda federaalka ee ka dhici dhici doona Miniapolis
Heshiis ku aadan dhismaha Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo lagu kala saxiixday Magaalada Garoowe+SAWIRO
Garowe(PV):-Caasimada Puntland ee Garoowe waxaa heshiis ku kala saxiixday Hay’adda UNOPS oo ah Hay’adda Mashaaraciida iyo Horamirinta u qaabilsan Qaramada Midoobay iyo Shirkada CCECC ee qaadatay Qandaraaska dhismaha dhabada diyaaradahu ka haadaan ee Magaaalada Boosaaso. Labada dhinac waxay heshiiska ku […]
Madaxweyne Gaas oo agaasime cusub u magacaabay raadiaha iyo TV-ga Puntland
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaaba agaasimaha raadiyaha iyo TV-ga Puntland. Xilkaan waxaa loo magacaabay Cabdifitaax Nuur Ashkir sidoo kale madaxweynaha wuxuu magacaabay Agaasime Ku xigeenka ahna Madax Barnaamijyada TV/Radiyaha Puntland waxaana loo […]