Author: pvmuqdisho

Dagaal Culus oo ka Biloowday Deegaanka Camaara

Dagaal Culus oo ka Biloowday Deegaanka Camaara

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa ku waramaya in dagaal culus uu goordhow ka qarxay deegaanka Camaara ee Gobolkaas, kaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Huwanta ah iyo Al-shaabab oo deegaankaas ku xoogan. Dagaalkan goordhaweyd ka qarxay deegaanka Camaara ayaa bilowday kadib […]

Farmaajo oo Ku Guuleeystay madaxweynaha Soomaaliya

Farmaajo oo Ku Guuleeystay madaxweynaha Soomaaliya

Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay xilka madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  Soomaaliya, ka dib markii Xasan Sheekh Maxamuud uu tanaasulay wareeg Seddexaad. Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku guuleystay 184 cod, halka Xasan Sheekh Maxamuud oo ku soo xigay uu helay […]