Author: pvmuqdisho

Madaafiic Xalay laga garaacay Muqdisho

Madaafiic Xalay laga garaacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa xalay waxaa ku soo dhacay dhowr madaafiic oo ku dhacday qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Madaafiicda ayaa waxa ay ku dhaceen nawaaxiga Degmada Xamar weeyne ee Gobolka Banaadir. Ma cada ilaa iyo iminka […]