News

Baarlamaanka Puntland oo Shuruud ku xiray Ansixinta Miisaaniyadda 2018..

Wasaaradda maaliyadda puntland ayaa soo gudbisay Qorshaha miisaniyadeedka sanadka 2018 ee soo socda, waxaana sidda Caadada ahayd wasaaraddu isku diyaarisay horgaynta baarlamaanka puntland si ay uga doodaan una axsixiyaan, wasiirka wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa sheegay in inay ku guulaysteen dhamaystirka miisaniyadda, ayna doonayaan in baarlamaanka anxisyo,
Waxaa tiro ka dhawr jeer baaqday kulankii baarlamaanka puntland kaga doodi lahayeen kuna anxisin lahaayeen Miisnaaniyadda, waxayna gudoonka baarlamaanka Puntland ku sababeyen in koorankii kala fadhigu uusan Buuxsamin,

iyadoo wararka la isla dhex marayaa sheegayaan in baarlamaanka Puntland, diideen kuna xireen shuruudo ay ka mid tahay in wasaaradda maaliyaddu Siiso laca, waxaay wararkii intaas ku darayaan in Wasiirka maaliyaddu diiday bixinta lacagtaas, waxaa soo shaac baxay khilaaf isfahanwaa ka dhex taagan baarlamaanka iyo wasaaradda maaliyadda puntland,