News

Boqor Burhaan oo Qardho ku Qaabilay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha dawladda soomaaliya maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka Gaaray magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, ayaa waftiga madaxweynaha waxaa Soo dhaweeyey madax isimo uu ugu Horeeyo Boqorka beelaha Daarood Boqor Burhaan,

kadib soo dhawaynta wafdiga madaxweyne Farmaajo waxaa loo soo Galbiyey beerta Boqorka taasoo Boqorku Qado sharaf ugu sameeyey Madaxweynaha dawladda Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arimah iyo Xaaladaha soomaaliya,

waftiga madaxweynaha ayaa caawa ku hoyan doona kulamo kala duwana la yeelan doonaa bulshadda ku sugan magaaladda Qardho aan maanta u kala harin Soo dhawaynta madaxweynaha

PuntlandVoice

Puntvoice01@gmail.com