News

Caleemo Saaarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje ismaciil Beeldaaje Cabdullaahi oo Ka socda Carmo

waxaa si habsami leh uga socda magaalada carmo ee Gobolka bari caano shubka beeldaajaha beesha Cali saleebaan beeldaaje maxamed Beeldaaje ismaacill beel daaje cabdullaahi kaasoo qaban qaabadiisu maalmihii ugu danbeeyey ka socotay magaaladda carmo ee Gobolka bari.

caleema saarka ayaa waxaa ka soo qabyb galay madaxweynaha dawladda Puntland, isimo, waxgarad, kuwasoo ka kala Yimid guud ahaan gayiga soomaalidu degto,

caleemso saarka ayaa hadda si toos ah uga socda magaalada carmo,