Articles »
Ma jiraa Urur saxafiyiinta Soomaaliyeed ku mideysan yihiin?(Faallo)
February 22, 2012 // 0 Comments
In badan qorayaasha Soomaaliyeed iyo guud ahaan wariyayaasha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaa ay ku wareersan yihiin Ururo isku haysta inay iyagu matalaan
Gabay lamagac baxay Shanta shubatey Dhiigii soomaaliyeed iyo Hooyo Safiyo oo murtideedii layaabka lahayd ku cabiraysa
February 2, 2012 // 0 CommentsAsalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu: Salaanta islaamka kabacdi waxaa mahad iska leh eebe mutaabaco iyo ku dayashona nabigiisa muxamed c.s.w- Intaas kabacdi waxaan salaamayaa bahda shaqaalaha
UK: Batroolka Puntland waa guul u soo hoyatay Soomaali oo dhan
January 23, 2012 // 1 CommentUK: (PV)- Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabad gelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadib dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay
Hooyo safiyo Awxmed Xaaji Dhalkhayr oo maanso dheer ka tirisay dagaaladii dhexmaray baarlamanaaka iyo labada shariif oo heshiis hoose wada galay
January 15, 2012 // 0 CommentsAsalaaamu calaykum waraxamatullaahi wabarakaatuhu: Salaanta islaamka bacdigeeda ilaahay ayaa mahad iska leh maamuus iyo xusitaana muda marka xigana mutaabaco muxamadoow nabigiiisa c.s.w ayaa iska leh.
KHAATUMO 2………… GUUL iyo HORUMAR.
January 9, 2012 // 0 CommentsWaxaa si habsami ah magaalada taariikhiga ah ee TALEEX uga socda shirkii lamagac baxay KHAATUMO2 oo beel ka mid ah beelaha soomaaliyeed aayahooda mustaqbal ay
Qoraalkii Todobaad laha ahaa iyo Sheikh Cabdulqaadir Dalmar Ahmiyada Ay shuruudu leedahay
January 6, 2012 // 0 CommentsPuntlnadVoice Alle ayaa mahad oo dhan iskaleh,nabi Maxamed nabadgalyo iyo naxariis korkiisa hayeelo.Waxaa ku dayasho iyo raacid mudan nabiga(scw) wax yaalaha cadcad ee uu ku
Maxaad Ka Ogtahay Kooxda La Magac Baxday Isbadal Doonka Puntland Iyo Siyaasadahooda Qarsoon Iyo Waliba Xuluufaysigga ay La Leeyihiin SomaliChannel-TV?
January 4, 2012 // 0 Comments
Assalaamu Caleykum Dhammaan Akhristayaasha Sharafta Leh. Marka hore waxaa sharaf dhammaanteed u sugnaatay allihii ii suurta galiyey inaan maqaalkaan qoro, waxaana jeclahay inaan Bulsha Weynta
OPINION: ” Dibnahay cun caneyee dad alow ma sheegaa?!!”
January 2, 2012 // 1 CommentWaxaan jaalliyadaha qurba-joogta ah ee reer Puntland halkaan u soo marinayaa salaan diirran, intooda dhulkii ku sugnaydna bogaadin iyo mahadnaq gaar ah ayaan u leexinayaa
Puntland iyo weerarka Af-ka ah ee lagu hayo
January 1, 2012 // 0 Comments
Sida taariikhdu xusto magaca Puntland wuxuu baxay waqti aad u fog, waxaase waqtigan xaadirka ah Puntland loo yaqaan gobolo isu tagay oo dhulka soomaaliyeed ka
Baaq kuwajahan Isimada waxgaradka Beesha Omar Mahamud
January 1, 2012 // 0 CommentsKadib markaan aragnay dhibaatada isdaba jooga ah oo aan xadka lahayn oo ku dhacaysa waxgaradkii, aqoon yahanaddii, baayacmushtarkii iyo siyaasiyiintii. Kadib markaan aragnay magaaladii ugu

